Dowladda Turkiga ayaa waxay abaal weyn ay u gashay shacabka Somaliyeed, iyadoo Dowladda Turkiga si rasmi ah ugu soo gurmatay shacabka Somaliyeed, iyadoo dhinaca walbana ka taageertay.
Taageerada ay Dowladda Turkiga siisay shacabka Somaliyeed ayaa waxaa ka mid ah deeq waxbarashado, waxaana xilligaan Wadanka Turkiga wax ka barta in ka badan kun arday Soomaaliyeed ah, kuwaa oo qaarkood laga soo kala xulay dhamaan Gobolada Koonfurta iyo Waqooyiga ee Soomaaliya.
Daawo:-
↧
Daawo: Quruxda gabdhaha Soomaaliyeed ee wax ka barta Wadanka Turkiga
↧