Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Somaliland oo Maxaabiis laga Qabtay Daawo VIDEO

View Article


Madaxweyne Shariif oo si kulul u cambaareeyay dilkii Agaasimaha Idaacadda...

Addis Ababa,Axad 29 January 2012 (SONNA) – Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaarayay dilkii xalay Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda...

View Article


Hay’adda Bisha cas ee Iiraan oo deeq raashin ah ka qaybisay Garoowe

Garoowe,Axad 29 January 2012 (SONNA) – Ururka Bisha Cas ee dalka Iiraan ayaa maanta raashin u qeybisay qoysas danyar  ah oo ku nool magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaasi oo sidoo kale...

View Article

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 29-January-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:- Yurub...

View Article

IGAD oo ku baaqday in la xoojiyo taageerada ciidamada dowladda iyo AMISOM...

Addis Ababa, Axad 29 January 2012 (SONNA) – Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda ururka Goboleedka IGAD ay ku yeesheen Dalka Ethiopia ayaa lagu taageeray horumarka la taaban karo oo ay...

View Article


italian proposal for somalia Political solutions

ItalianNonPaperPostTransitionInSomalia

View Article

Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo Galabta ka Furmay Addis Ababa

Dismaha cusub ee Midowga Afrika oo Dawlada Shiinuhu maalgelisayAddis Ababa (RBC) Shir madaxeedkii Midowga Afrika ayaa galabta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia iyadoo shirkan...

View Article

Hogaamiyaha Dhaqdhaqaaqa Xamaas Khaalid Mishcal Oo Kulan Taariikhi Ah La...

Camaan (OWN) –  Hogaamiyaha Ururka Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Falastiin ee Xamaas Khaalid Mishcal ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay Wadanka Jordon kulana la yeeshay Boqorka dalkaasi. Khaalid Mishcal oo ay...

View Article


Madaxweyne Shariif oo Cambaareeyey Dilka Weriye Xasan Fantastic

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn u dhalleeceyey dilkii weriye Xasan Cusmaan Cabdi “Fantastic” oo shalay lagu dilay magaalada Muqdishu. War saxaafadeed kasoo baxay...

View Article


Waa sidee xaaladda Beledweyne

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada Beledwayne ka jiray xiisad iyo meelaha qaar ammaan darro.

View Article

Maamulka Gobolka Hiiraan oo maanta looga dhawaaqayo Beledweyn iyo Banaan bax...

Maamul ayaa lagu wadaa in maanta loogaga dhawaaqo Magaalada B/weyn. kaasoo noqon doona Maamulka Guud ee Gobolka Hiiraan uu yeelanayo, iyadoo banaan bax lagu taageerayo Maamulkaas uu ka dhici doono...

View Article

Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya oo waqti wanaagsan la-qaatay Jaaliyadda...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Rome, ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa booqday Xafiisyada Safaarada...

View Article

Xarakada Al Shabaab oo cashar lama ilaawaan ah u dhigtay Dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay cashar lama ilaawaan ah ay kala kullantay Xarakada Al Shabaab, oo uu kala dhaxeeyo dagaalo xoogan, isla-markaana Al Shabaab ayaa waxay mar walba ku mashquulsan tahay,...

View Article


Madaxweyne Shariif Oo Cambaareeyey Dilka Agaasimihii Shabeelle

Madaxweyne Shariif Oo Cambaareeyey Dilka Agaasimihii Shabeelle Muqdisho (RBC) Madaxweyne Shariif  Sheekh Axmed oo ko qeyb galaya shirka 18-aad ee hoggaamiyaasha midowga Africa uga socda magaalada...

View Article

Wafdi Ka Socda Dowladda Denmark Oo Goor Dhow Soo Gaaray Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayay wasiirka horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah dalka Denmark ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho. Wafdigan oo uu...

View Article


Ciidamada Kenya oo taliyayaal sar sare looga dilay gudaha Soomaaliya

Taliska ciidanka Kenya ee gudaha Soomaaliya kula dagaalamaya Xarakada Alshabab ayaa sheegay in labo ka mid ah saraakiishooda hoggaaminaya dagaalka lagu dilay Soomaaliya. Afhayeenka Milateriga Kenya...

View Article

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Galmudug Oo Iska Casilay Xilka Uu Hayay.

Gaalkacyo (RBC) Waxa maanta barqadii magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug shir jaraa’id ku qabtay guddoomiyihii maxkamada sare ee maamulka Galmudug Sheekh Axmed Sheekh Yuusuf kaa oo sheegay in uu xilka...

View Article


AMISOM Oo Cambaareeyay Dilka Agaasimihii Shabeelle

Muqdisho (RBC) Afhayeenka ciidamada Midowga Africa ee ku sugan Muqdisho AMISOM Korneel Paddy Ankunda ayaa sheegay in ay cambaareenayaan dilka agaasimihii Idaacadda Shabeelle Xasan Cusmaan Cabdi...

View Article

Cabashada suugaanta: MUURMUURIS 2, GABAY SOMALI

suugaan:  waxaa soo diray KAYD MAXAMED CABDALLA

View Article

Maanso " Hiiliyo Ha Cadaabin" by Safiyo Aw Axmed Xaaji (Dhalkheyr

Waxaa tiriyey soona diray tixdan gabayga ah Safiyo Aw Axmed Xaaji (Dhalkheyr). Waxey tidhi Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu. Salaanta islaamka kadib waxaan salaan gaar ah iyo waliba...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>