Wararka ka imaanya Degmada Ceelbuur ee gobalka gal gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaalada gudaheeda lagu dilay nin kamid ahaa odayaasha magaaladaasi kaa oon la ogayn sababta loo dilay iyo kooxaha dilay
Dilka odaygaan ku sugnaa Magaalada gudaheeda ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii kooxo hubaysan ay toogteen xilli uu ku sugnaa gudaha Magaalada. balse aan lagaranayan hasa ahaatee waxaa magaalada kasocda baaritaano ku aadan cidii ka dameeysay dilka odaygaan
Kooxda Al-Shabaab oo ka arimisa Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud ilaa iyo iminka majirto wax war ah oo ay kasoo saaray dilka loo geestay oday dhaqameedkaan ku sugnaa Magaalada Ceelbuur.