Mareekanka oo sii kordhinaya taageerada AMISOM
Washington (Sh.M.Network)— Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay sii kor dhinneyso taageerada ay siiso Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM. Johnnie Carson Kaaliyaha Xoghaya Arimaha Dibada Mareyeknka...
View ArticleRa’isal wasaare Saacid :AMISOM iyo Ciidanka dowladda waa in ay sugaan ammaanka
Muqdisho (Sh.M.Network)—Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo isagoo ku sugan Magaalada Muqdisho lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo...
View ArticleMadaafiic Aaan Khasaaro Gaysan Oo Ku Dhacay Guri Kuyaal Xaafadda Garsoor Ee...
Madaafiic haboow ah oo aan lagaranayn halka ay kayimaadeen isla markaana aan dhalin khasaaro ayaa maantay ku dhacay xaafada Israac ee waqooyiga magaalda gaalkacyo Inkastoo hubkaasi ay ahaayeen...
View ArticleOday Dhaqamayd Lagu Dilay Degmada Ceelbuur Ee Gobalka Gal-gaduud
Wararka ka imaanya Degmada Ceelbuur ee gobalka gal gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaalada gudaheeda lagu dilay nin kamid ahaa odayaasha magaaladaasi kaa oon la ogayn sababta loo...
View ArticleMuuqaalkaan nala Daawo adaa Ilmeeyn doono Quruxda Xeebteena Jazeera ee...
Saaxiibada ku xiran Shabakada Balcad.com meel kasta aad joogtaan Jimco Wanaagsan waxaan maanta idiin soo xulnay oo aan jaceyl nahay in aad nala wadaagtaan Muuqaalkaan Xasuus badan idiin ku reebi doono...
View ArticleCiidamada Ammaanka Galmudug Oo Maanta Weerar Kuqaaday Kooxo Jidgooyo Utaalay...
2ruux ayaa dhimatay 2kalana waa ay dhaawacmeen kadib markii ciidmado katirsan maamulka galmuudg iyo malayshiyaad hubaysan uu iska hor imaad ku dhexmaray wada laamiga ah oo malayshiyaadka ay...
View ArticleQaar Ka Mid Ah Beelaha Waqooyiga Hargeysa Oo Sheegay Inay Qaadeceen Natiijada...
Qaar ka mid ah hogaamiyaayasha dhaqanka ee beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa si adag ugu eedeeyay xisbiga talada haya ee Kulmiye in uu boobay codka murashixiin ka soo jeeda deegamadooda....
View ArticleSomaliland Oo Ka Hadashay Rabshada Khasaaraha Keenay Ee Ka Dhacay Hargeysa...
Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay shaqaaqooyinkii shalay iyo habeen hore ka dhacay degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa oo ay ku dhinteen laba qof kuna dhaawacmeen illaa todoba (7) qof....
View Article“Waxa Mudaharaadka Keenay Dulmi Ayaa Dhacay Oo Doorashadii Ayaa Lagu Shubtay,...
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa ka hadlay rabshaddaha ay taageerayaasha Ururkaasi ka wadaan Degmadda Axmed-dhagax ee Magaaladda Hargeysa, isaga oo sheegay inuu aad...
View ArticleKhasaaraha ka dhashay mudaharaadayaal iyo ciidamada amaanka hargeysa oo isku...
Mudaharaad rabashado watay oo habeen hore ka bilawday Degmadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Magaaladda Hargeysa ayaa maantay dib uga soo cusboonaaday, kaas oo ay dhigayeen taageerayaasha Urur...
View ArticleRaaf Aad U balaaran oo haatan kasocda Xaafada İslii İyo Kala Cararkii Ugu...
Sıda oo haatan soo shegaayo wakııl wareedka Shabakada Buraannews.com ee magaalada naırobı waxa kabılowday xaafada ıslıı raaf aad u balaaran kasoo lagu soo qab qabanaayo soomaalıda halkaası kudhaqan....
View ArticleDaawo Sawirada:Dowladda Turkiya oo gudoonsiisay Hadiyad Qaali ah oo aad u...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib markii ay safarro shaqo ku tageen dalka Turkiga. Inta uu Soo...
View ArticleBaarlamaanka Galmudug Oo Labalaarinayo Iyo Beelo Kusoo Biiray Galmudug
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl Oo Maanta lahadlay Waraabaahinta islamarkaana soo saaray wareegto uu ku sheegay in wax laga badalay Qodobka 38 oo sheegayay in xubnaha...
View ArticleMuqdisho: Qarax Bam oo Dad ku Dhintay.
Shaneemo lagu daawado ciyaaraha kubadda cagta oo ku taalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdihso ayaa bam gacmeed lagu tuuray waxaa ku dhintay hal qof 3kalena waa ay ku dhaawacmeen.
View ArticleMan charged with Birzebbuga shooting
Times of Malta Saturday, December 08, 2012 A 63-year-old man from Birzebbuga was remanded in custody today after he pleaded not guilty to trying to kill a Somali at the his flat in Triq l-Ghannejja,...
View ArticleDadkii ku Dhintay Qaraxii Islii oo la Aasay iyo Madax sare oo katirsan...
Waxaa maanta qabuuraha Muslimiinta ee magaalada Nairobi lagu aasay qaar kamid ah dadkii ku dhintay qaraxii xalay ka dhacay masaajid ku yaal xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Dadkan oo gaaraya ilaa...
View ArticlePuntland oo Kordhisay xilliga Furashada Xisbiyada Siyaasadeed iyo Qiimihii...
Guddiga doorashada Puntland ayaa saddex toddobaad oo dheeraad ah ku kordhiyay mudada furashada xisbiyada oo xiligii horay loogu qabtay uu dhammaad ku dhow yahay. Maxamed Xassan Barre oo ah guddoomiyaha...
View ArticleMaxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xukun Xabsi daa’in ah ku...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa xakun xabsi daa’in ah ku ridday maanta oo Sabti ah taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Jen. Cabdi Maxamad Ismaaciil (Indho-buur) kaddib...
View ArticleKomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Go’aansaday In Dib Loo Tiriyo...
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari ayaa shir jaraa’d oo u qabtay ku sheegay inay Hakiyeen natiijadii Ku meel gaadhka ahayd ee Degmadda Hargeysa isla markaana ay dib ugu...
View ArticleMadaxweyne Mursi oo Wareegtadiisii ka Noqday
Wareegtadan oo muran badan dhalisay ayaa ugu dambeyn lagu heshiiyey in la joojiyo, iyada oo aftidii dastuurka loo qaadi lahaa ay sideedii ahaan doonto
View Article