Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Madaxda dalka oo ka qeyb galay kulan Villa Somalia ka dhacay + Daawo Sawirada

Xaflad qurux badan ayaa waxay maanta ka dhacday Qasriga Madaxtooyda ee Villa Somalia, oo Xaruun u ah Madaxda Dowladda Soomaaliya ee xilligaan tallada dalka haaya. Xafladaan oo uu soo qaban qaabiyay...

View Article


Carruur Caawa ku baaba’day Qarax ay ku ciyaarayeen gudaha magaalada Muqdisho

Xaafada Towfiiq ee dhinaca degmada Dayniile xigta ayaa waxa caawa qarax xoogan uu kula qarxay Carruur ku ciyaareysay kaasi oo khasaaro dhimasho iyo dhaawacba kasoo gaaray. Qaraxa oo ka dhacay halka loo...

View Article


Habdhaqanka Qaar kamid ah Maamul Goboleedyada Dalka oo noqday ‚Teyda Lihi...

Waxaan rabaa inaan maanta halkaan ku soo gudbiyo fikir in badanmaskaxdeeda ka guuxeysay oo aan u maleenayo in badan oo aqristayaasha kamidna ay ila qabaan . sida lawada ogyahay wadan keena waxaa uu...

View Article

Yaa ka dambeeya rabshadaha ka dhacaya xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi iyo...

Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee ay Soomaalida ku badan tahay ayaa noqotay xaafad ay ku soo noqnoqdeen rabshadaha, qaraxyada, dilalka iyo falalka nabadgelyo xumida,...

View Article

Daawo Sawirada:Shirkada Gawaarida Volvo oo soo saaraysa baabuur casri ah oo...

Shirkada gawaarida farsameysa ee Volvo ee fadhigeedu yahay wadanka Sweden hase yeeshee mulkiyadeeda Shiinuhu la wareegay ayaa dhawaan shaaca ka qaaday inay soo bandhigayso baabuur cajiib ah oo ah loogu...

View Article


Daawo Sawirada:Madaxda Dawlada oo Kulan La Yeeshay Ururada Bulshada Rayidka...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon iyo gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa galabta kulan xarunta madaxtooyada kula...

View Article

Baaq Ay odoyaasha beelaha Awdal ay ka soo saareen Codka ka soo yeedhay...

View Article

Dhacdo Yaab Badan: Nin Mobil uu ka Goostay Miino ku Muteestay Xabsi.

Miino nooca la hago ah oo la dhigey dhowaan agagaarka xeebta Liido ayaa la fashiliyay, iyadoo qof sheegay in uu ka furtey Mobile ku xirnaa, ka hor intaan la fashilin miinadana la xiray. Ninkani ayaa...

View Article


Madaxweyne Mahama ayaa guuleystay

Guddiga doorashada dalka Ghana ayaa sheegay in Madaxweynaha hadda talada haya ee John Mahama, uu ku guuleystay wareegga koowaad ee doorashada madaxtinimada, laakiin xisbiga mucaaradka ee ugu weyn ayaa...

View Article


Mucaaradka Masar oo Ku Baaqay Dibad-baxyo waaweyn

Mucaaradka dalka Masar ayaa ku baaqay dibad baxyo waaweyn, iyadoo shan maalmood ay ka harsantay, afti u qaadista dastuurka dalkaasi

View Article

Daawo Sawirada:Marwooyinka Wadanka oo Kafarxiye Ciidamadii Xooga wadanka...

Marwooyinka masuuliyiinta ugu sareysa dalka ayaa maanta  markii ugu horeysay kormeer ku tagay isbitaalka martiin  oo ay ku jir aan ciidmada nafada xooga dalka eek u dhawacmay dagaalkii 77dii  waxaan...

View Article

Dhismo kii ugu Quruxda Badnaa oo aan Horay loo Arag oo Muqdisho laga...

Dhismo aan horay loo arag oo laga dhisayo Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho kaas oo ay maal galineeyso Dowlada Turkiga waana dhismo marka aad aragto aad ilmeeyneeyso quruxda iyo habka loo dhisay...

View Article

Daawo:Xildhiban Yuusuf Xasan oo ka naxiyay dadka aan doonayn inuu ka qeyb...

Xildhibaanka degmada Kamakunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi ayaa goostay kaarka codbixinta ama kuuraha, isagoo ku jira isbitaalka Aga Khan kadib dhaawac soo gaaray. HALKAN KADAAWOGuddiga...

View Article


Al-Shabaab oo dib ula wareegay magaalada Mahaday kadib markii ciidamada…

Wararka naga soo gaaraya magaalada Mahadaay ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaas ay isaga baxeen ciidamadii dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee maalin kahor la wareegay. Ciidamadan ayaa...

View Article

Daawo Sawirada:Wasiir fiqi oo kawar bixiye Xaalada Jowhar İyo Arin Xasaasi oo...

Waxa warar kala Duwan ka Soo baxayaan Safarkii Wafdiga Ka Tirsan dowlada soomaaliya Ku tageen magalada jowhar Ee xarunta Gobolka Shabeelada dhexe.

View Article


Saddex qof oo lagu dilay Mombasa

Ciidamada booliiska Kenya ayaa toogasho ku dilay saddex qof oo looga shakiyay inay ka tirsanaayeen koox mintid ah, waxaana ay xireen toban kale magaaada xeebta ku taal ee Mombasa.

View Article

Xaaladda Caafimaad ee Xildhibaan Yuusuf Xasan oo kasoo Reeyneysa (SAWIRRO)

       Waxaa soo hagaageysa xaaladda caafimaad ee xildhibaan Yuusuf Xasan oo uu dhawaan dhaawac kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula eegtay afaafka hore ee masjidka Al-hidaya oo ku yaal xaafadda Islii...

View Article


Madaxweynaha Puntland oo furay mashruuc lagu dhisayo Runway-ga garoonka...

      Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta ka dhacday munaasabad lagu daah furayey mashruuc lagu ballarinayo garoonka magaalada Boosaaso oo ah kan ugu weyn deegaanada Puntland....

View Article

Kastamka Cashuuraha Gobalka Awdal Ee Borama Oo Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay...

View Article

Daawo Sawiro Qurux Badan & Boqashadii Wasiirka Gaashandhiga Magaalada Jowhar....

Waxaa maalintii shalay Booqasho ku tagay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabelada Dhexe Wasiirka Gaashaandhiga Abdihakiin Xaaji Mahamuud Fiqi Iyo Wafdi uu hogaaminayay. Booqashada Wasiirka...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>