Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

duufaanno Caawa ku dhuftay Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari

$
0
0


Boosaaso(Sh.M.Network)—Dabeylo iyo Duufaanno xoogan ayaa Caawa Ka bilowday Deegaanno ka tirsan gobolka bari ee Maamulka puntland.
Deegaannada Duufaanada Caawa laga Dareemay waxaa ka mida Xaafuun iyo Caluula oo dhamaan Ka tirsan Gobolka Bari  dadka halkaas ku nool waxa ay ka cabsi qabaan in ay saameyn ku yeeshaan Duufaannadaasi iyagoo ka fogaanaya xeebahaas,
Majiro wax khasaaro Rasmi ah oo la xaqiijiyay ee ka dhashay Duufaannadaasi dhinaca kale Xiriiro aan la sameynay Saraakiisha Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan Duufaanadani Caawa Laga soo sheegayo Deegaannada Maamulka Puntland.
Wixii warara ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>