Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Ka Hadlay...
Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista Somaliland ayaa ka hadlay baadhitaanno ay ka sameeyeen xarunta dugsiga Abaarso Tech oo dhinaca galbeed ka xiga Magaaladda Hargeysa, kuwaasooshir jaraa’id ku...
View Article“Imisa Jeer Ayaan Anigu Doorasho Galay Oo Lay Eryaday, Waa Laga Soo...
Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay inuu Arimo Caafimaad u tegaayo Dibeda ,waxanu sheegay Guddoomiye Saleebaan in Safarkiisa Caafimaad noqondoono Mudo...
View ArticleDuufaan dabeelo iyo roobab culus wadata oo caawa laga cabsi qabo inay ku...
Telephone By Nuur By Terra Duufaan dabeelo iyo roobab culus wadata oo caawa laga cabsi qabo inay ku dhuftaan Xeebaha Somaliyawarkaan xalay anaa soo qoray u know, waxaa nahay dadkii ugu horeeyay ee ugu...
View ArticleGuddida Diiwaangalinta Ururada Oo Isku Diyaarinaya Inay Ku Dhawaaqaan 3-da...
Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland ayaa la sheegay inay shalay u gudbiyeen Maxkadma Sare ee dalka qoraal ay kaga codsadeen inay u soo xajiijiso ururada iyo...
View ArticleWAR DEG DEG AH:Dabaylo Qasaare Gaystay oo Gordhow Ku dhuftay Magaaladda Hobyo
Wararka Naga soo Gaaraya Magaala Xeebedka Hobyo ayaa Sheegaya in gordhow ay Halkaasi ku dhufteen Dabaylo Xoogan oo Sababay Qasaaro Naf iyo Maal isugu Jira waxaana Wararku intaa Ku Darayaan in...
View ArticleMadaxweynaha Somaliya oo la kulmay Madaxweynaha Uganda “Daawo Sawirada”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Waxayna halkaas kula kulmeen...
View ArticleAl Shabaab oo dhul muhiim ah markale lagala wareegay iyo jabka Al Shabaab oo...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab sanaaya Ciidamada Shisheeye ee dalka ku sugan, ayaa waxay culeys xoogan saareyn Ururka Al Shabaab, oo maalinba maalinta ka dambeysa ay kala wareegayaan dhul hor...
View ArticleBaarlamaanka Somaliland Oo Soo Jeediyey In Guddi Baadhisa Loo Saaro...
Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland oo dood xasaasiya ka yeeshay Ajandaha kalfadhiga 20aad ayaa doodahooga ku soo jeediyey in guddi baadhisa loo saaro rabshadihii dhismashada iyo dhawaaca keenay...
View ArticleXasuuq caawa ka dhacay Gobolka Galgaduud, dad masaakiin ah oo lagu laayay wax...
Xasuuq foolxumo badan ayaa wuxuu caawa ka dhacay Gobolka Galgaduud, oo ay qeyb ka mid ah ay ku sugan tahay Al Shabaab, oo uu xilligaan ku furan yahay weeraro culus. Aroos caawa ka socday Deegaanka...
View Articleduufaanno Caawa ku dhuftay Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari
Boosaaso(Sh.M.Network)—Dabeylo iyo Duufaanno xoogan ayaa Caawa Ka bilowday Deegaanno ka tirsan gobolka bari ee Maamulka puntland. Deegaannada Duufaanada Caawa laga Dareemay waxaa ka mida Xaafuun iyo...
View Article“Badhasaabka Maroodi-Jeex Hadda Ayuu Ka Soo Baxay Dambi, Waxaana Ka Qoran...
Xildhibaan Saleebaan Daahir C/laahi (Dogox) oo ka mid ah 25-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa uga soo baxay Doorashadii Goleyaasha Deegaanka ee 28-kii bishii hore dalka ka dhacday,...
View ArticleDaawo Sawiro Qurux Badan oo laga Qaaday Magaalada Muqdisho.
Maalinba maalinta ka horeeysa waxaa isa soo taraya Quruxda iyo Bilicda Magaalada Caasimaddda ah ee Muqdisho waxaa ka soconayo Magaalada Dib u dhisid iyo dib u soo celinta Magaalada Caasimada ah ee...
View ArticleMaraykanka oo Ciidamo u Diraya Afrika
Warbaahinta ayaa qoraysa in Maraykanka uu 4-kun oo ciidan u dirayo 30 waddan oo ku yaalla qaarada Afrika si ay tababar u siiyaan ciidamada waddamada dagaalka kula jira kooxaha argagixisada.
View Article‘Xukuumadda oo dhaqaale badan ku bixinaysa dhismaha ciidamada’
Xukuumadda Federaal-ka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhaqaale badan ku bixin doonto dhismaha ciidamada qaranka. Wasiirka maaliyadda iyo qorshaynta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Saleebaan oo...
View ArticleMaxaad u baahantahay in aad ka ogaato maalmaha loo yaqaano Boxing Day ee...
Boxing Day waxaa si kooban loogu maneyn karaa dhanka mashquulka ciyaaraha marka laga eego Maalmaha lagu nasto fiirsiga Ciyaarha Ingiriiska oo si isdaba joog ah u dhaca marka fasaxa ciida Kirismiska...
View ArticleWasaarada Horumarinta Adeegga Bulshada oo maanta qalab caafimaad gudoon...
Wasaarada Adeega Bulshada ayaa maanta qalab caafimaad oo ay soo dhiibtay dowladda Jabuuti ku wareejisay Isbitaka Keydsaney ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaarada Adeega Bulshada Maryan Qaasim Axmed...
View ArticleDAAWO: Sawirada mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo booqday deegaano ka tirsan...
C/xakiin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Ammniga Qaranka oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi...
View ArticleWarar Sheegaya İn Kulan Xasaasi yeeshayn Xasan Sheekh İyo Sheekh Shariif...
Kulan saacado badan qaatay ayay habeenkii xalay ku yeesheen Hotelka magaalada Kampala ee dalka Uganda madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore...
View ArticleNin Saddex Bilood ku Dul Noolaa Geed, Soona Degay Markii Xaaskiisu ka...
Nin ka soo jeeda dalka Hindiya ayaa sagaalkii bilood ee u dambeeyey ku noolaa geed dushii, kaasoo loogu kari waayey inuu dhulka u soo dege, balse dhulka u soo degay, kadib markii xaaskiisu ka...
View ArticleDaawo Video Madaxweyne Hassan oo Saxaafada kula hadlay Garoonka.
Waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaal ku saabsan Soo laabashadii Maanta ee Madaxweynaha Somalia Hassan Sheekh Mahamuud oo dalka dib ugu soo laabtay Booqasho 4 maalmood ahna uga maqnaa dalka....
View Article