Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Liibaax) Oo Maanta Ku Dhawaaqay Inuu...
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magalada Nairobi, ayuu uga dhawaaqay mudane Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Liibaax), inuu u tartami doono qabashada xilka madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland...
View ArticleWafdi ka socda Masuliyiinta Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo ka dagay...
Waxaa manta Magaalada Balad xaawo ee Gobolka gedo soo garay Wafdi balaran oo u hogaaminayo Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed Sh . Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax ayado Wafdigaan ay ka mid ahayeen...
View ArticleDaawo:Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Xukuumada Somalia oo Maanta Waji...
Wasiirka Maalıyada ıyo qorsheynta Xukumada Soomaalıya oo maanta wajı gabax xoogan kala kulmay mudanayaasha barlamaanka soomaalıya kadıb markıı oo mısaanıyada dıb ugu soo celıyeed ayadoo madasha kusoo...
View ArticleDaawo sawirada:Dekumintiya cadeynaya Lahaanshaha Suuqa Ceelgaab iyo Tarzan oo...
Ganacsatadii dowladii ka caanka ay siisay Suuqa Ceelgaab sida suuqyada kale ee caadiga ah ayaa waxa ay soo bandhigeen deuminti cadeynaya in dowlad waliba oo dalkaan soo martay ay siineysay cadeymo...
View ArticleImisa Muwaadin Soomaali Ah ayaa Sanadkan Tagay (2012) Lagu Dilay Koofur...
Kadib Baartiaan Dheer Iyo Xog Uruurin Aynu Ka Sameynaya Magalooyin Kala Duwan Oo Ku Yaala Dalka Koofur Afrika Si Aan Wax Badan Ugu Ogaana Dadkii Soomaaliyeed Ee Sanadkii 2012 Lagu Laayay Koofur Afrika...
View ArticleWadaad si weyn u taageerada Xarakada Al-Shabaab oo lagu xiray Magaalada...
Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Maanta war ku aadan in xalay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi lagu xiray wadaad si weyn u taageera Xarakada Al-Shabaab. Sheekh Xasaan...
View ArticleDhacdo Layaab leh: Milkiilaha Telefishin oo xaaskiisii furay, kadibna Tv ka...
Mulkiilaha warbaahinta madadaalada ee Melody ka kooban Telefishino, Raadiyaal iyo Internet-ka ayaa dhawaan sameeyey arrin aan horey loo maqal loona arag ka dib markii uu xaaskiisii inta furey ka...
View ArticleThe struggle against the political domination and the ill-stricken government
Introduction: Some of the common issues that have precipitated the civil war in Somalia that divided its people and the country so deep can be conveniently classified as struggle for political...
View ArticleDiiday Cadaalad iyo Garsoor: Dhismihii Maamul Goboleedka Puntland
Ka dib markii wadatashi iyo turxaan bixin dheer ay yeesheen Isimada, Siyaasiinta, Aqoonyahanada, Ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool degaanada Puntland, ayay waxay go’aansadeen in...
View ArticleMogadishu: Has It Restored Its Image as the Nation’s Capital?
Introduction About a year ago, Mogadishu was still in tears. It is now busy wiping out the deluge of tears that had previously inundated its cheeks. It is now recovering from the ordeal of over twenty...
View ArticleDiyaarad ka caga dhiganeysay Garoonka Kismaayo oo la weeraray iyo wax yeelo...
Diyaarad dad rakaab ah siday oo dooneysay inay ka caga dhigato Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo, ayaa waxaa lagu weeraray hubka cul culus. Xoogaga Shabaab ayaa waxay hubka lidka diyaaradaha iyo...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid Oo Kormeeraya Degano ka Tirsan Galmudug
Wafdi uu Horkacayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Jen.Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa Kulamo kala Duwan La qaatay Shacabka iyo Wax garadka Magaalada Hobyo iyo Deegaano kale. Socdaalka...
View ArticleMaxaa ka soo baxay kulan xasaasi ah oo Magaalada Kismaayo ku dhex maray...
Kulan ballaaran oo si qurux badan leh ku soo dhamaaday ayaa wuxuu maanta uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose, oo ay gaareyn ilaa afar Wasiiro. Wasiirada maanta Magaalada...
View ArticleSiyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Amarkii Diyaaradda Muqdisho tagaysay...
Guddoomiye xigeenkii hore ee xisbiga KULMIYE md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay qorshe ay hay’adaha ammaanka Somaliland shalay kaga reebeen diyaarad uu u raacayay magaalada Muqdisho ee dalka...
View ArticleWasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Hadlay Xayiraad Laga Saaray...
Wasiirkii hoe ee Wasaaradda Ciyaaraha, dhaqanka iyo dhalinyarada Smaliland Maxamuud Siciid Muxumed, ayaa ka hadlay Xayiraadlaga saaray Socdaal uu doonayey inuu ugu boxo Magaalada Muqdisho ee Xarunta...
View ArticleWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo si Heer sare ah loogu soo Dhaweeyay...
Wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose, iyadoona wafdiga ay si diiran degmadaasi ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin...
View ArticleGuddida Diwaangalinta Ururadda Oo Ku Dhawaaqay Saddexda Xisbi Qaran Ee S/Land...
Guddida Diwaangalinta Ururada iyo ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaaqay Saddexda Xisbi Qaran ee dalku yeelan doono 10-ka Sano ee soo socda. Munasibada ku...
View ArticleTababar lagu baranayay wax ka qabshada dabka ka kaca Muqdisho.
Tababar soconayay mudo isbuuc ah oo lagu baranayay sida ugu haboon ee wax looga qaban karo shilalka dabka ah ee ka dhaca muqdisho oo maanta lagu soo gaba gabeeyay xarunta maamulka G.Banaadir waxaana ka...
View ArticleSibinaar looga hadlayo sida ay dhalinyaradu nabada uga qeebqaadan lahaayeen.
Sibinaar looga hadlayo sida ay dhalinyaradu nabada uga qeebqaadan lahaayeen oo Muqdisho ka dhacay
View Articlekulan looga hadlayay amaanka garoonka diyaaradaha oo ay ka qeyb galeen...
Kulan looga hadlayay amaanka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade oo ay ka qeyb galeen masuuliyiinta kala duwan ee garoonka aya maanta ka dhacay gudaha garoonka aadan cade ee magaalada Muqdisho.
View Article