Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Diyaarad ka caga dhiganeysay Garoonka Kismaayo oo la weeraray iyo wax yeelo soo gaartay dadkii saarnaa

$
0
0

Diyaarad dad rakaab ah siday oo dooneysay inay ka caga dhigato Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo, ayaa waxaa lagu weeraray hubka cul culus. Xoogaga Shabaab ayaa waxay hubka lidka diyaaradaha iyo gantaalaha garbaha laga tuuro ay ku weerareyn diyaarad dad rakaab ah siday, oo dooneysay inay ka caga dhigato Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo. Mid ka [...]


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>