Mustaqbal Xumo soo Wajhday Xaasaska Maxaabiista lag tuhun san yahay Al-shabaab
Maalin walba kudhowaad 60 haween ah ayaa isugu soo urura bannaanka Xarunta Nabadsugidda Qaranka (NSA) ee Muqdisho ku taala si ay u ogaadaan bal waxa uu noqdo xaalka dadka ay jecelyihiin oo lagu...
View ArticleMasaarida oo u Codaynaya Dastuurka Cusub
17 gobol oo ka tirsan dalka Masar waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacaya codbixinta wareeegga labaad ee aftida loo qaadayo dastuurka cusub ee muranka dhaliyey.
View ArticleGolaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Misaaniyadda 2013-Ka Iyo...
Shirkan aan caadi ahayn oo maanta Golaha Wasiirada Somaliland isugu yimaadeen ayaa waxa lagu ansixiyey misaaniyadda Somaliland ee 2013-ka iyo ta Golaha Wasiiradda, waxaana kulankaasi shir Gudoominayey...
View ArticleCaweyska: Fanaanka Shariif Jeeg
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa marti ku ah Fanaanka Shriif Cusmaan Maye 'Shariif Jeeg" oo caan ku ah masraxa iyo majaajilada banaadiriga.
View Article“Maayirnimada Magaalada Hargeysa waxa jira Cahdi, waxaana wada galay...
uldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday heshiis Sadex beelood oo deegaanka Hargeysa ahi ku shuraakoobeen, kaas oo uu sheegay Suldaanku inay...
View ArticleMartida: Prof. Cabdiwahid Sheekh Cismaan Qalinle
Barnaamijka Waxa uu Prof. Cabdiwahid Sheekh Cismaan Qalinle kaga hadli doonaa waxa uu sharciga caalamiga ah ka qabo dib u celinta qaxootiga Soomaalida xiligan.
View ArticleKalfadhigii 20-aad ee Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta furmay iyo...
Fadhiga maanta ee golaha wakiilada oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa mudanayaashii ka soo xaaddiray fadhigaas, ayaa waxa loogu...
View ArticleWAR DEG DEG: Al Shabaab oo laga qabsaday dhul hor leh oo muhiim ah
Al Shabaab ayaa waxaa muuqaneysa in xilligaan uu ku furan yahay dagaalo saf ballaaran leh, iyadoo la doonaayo in laga wada saaro Deegaanada Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha ee Soomaaliya. Ciidamada...
View ArticleMagaalo ku taala dalka Soomaaliya oo laga mamnuucay Daawashada Telefishinada...
Al Shabaab ayaa waxay xilligaan ay ka mamnuucday in laga daawado Telefishinada Universal, Somalichannel iyo Horn Caple, mid ka mid ah Magaalooyinka ay gacanta ku heyso. Iyadoo Degmada Baardheere uu...
View ArticleWasiirka Arimaha Guddaha Iyo Maayarkii Hore Oo Kulan Qado Sharaf Ah U...
Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE DefSemiHidden="true" DefQFormat="false" DefPriority="99" LatentStyleCount="267"> UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Normal"/>...
View ArticleNatiijooyinka kulammadii ugu dambeeyay horyaalka Ingiriiska.
waxaa lagu jiraa toddobaadkii toddobo iyo tobnaad.
View ArticleWicitaanka: Guddoomiye Maryan Xuseen (Awreeye)
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Maryan Xuseen (Awreeyey), Madaxa Xarunta Xuquuqda Aadamaha ee Ismaaciil Jimcaale ee magaalada Muqidsho.
View ArticlePuntland oo soo daysay Markab
Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegay inay soo daayeen in ka badan labaatan shaqaale markab oo la afduubay saddex sanno ka hor.
View ArticleDuufaan xoogan oo mar dhaw ku dhufaneysa seddex ka mid ah Gobolada Somaliya...
Hay’adaha la socda isbedalada cimilada caalamka iyo jawiga hawada ayaa isha ku haya Duufaan loogu magacdaray Four (afar) oo kusoo wajahan dalka Soomaaliya gaar ahaan xeebaha gobalada Bari, Nugaal iyo...
View ArticlePuntland oo soo Furatay Markab iyo Shaqaale Afduub loo Haystay
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidankoodu ay maanta soo bad-baadiyeen 22 shaqaale la haystayaal ah oo saarnaa markab afduub ahaan loogu haystay xeebaha Mudug muddo ku dhow 3 sannadood.
View ArticleUrurka Xaqsoor Oo Sheegay Inay Maxkamadduhu Ka Diideen Inay Ka Qabtaan...
Urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa sheegay inay maxkamaddaha degmooyinka iyo gobalada dalku diideen inay ka qabtaan dacwado uu ururku ka qabo natiijooyinkii doorashada oo ay doonayeen inay xareeyaan si ay...
View ArticleGuddida Kala Saarista Ururada Oo Loo Gudbiyey Natiijadii Doorashada Iyo...
Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa la sheegay in ay Guddida diiwaan gelinta iyo Ansixinta Ururrada/Asxaabta Qaranka natiijaddii Guud ee Doorashadii Goleyaasha Deegaanka Somaliland ee...
View ArticlePuntland oo xoog ku furatay markab u’afduubnaa burcad badeeda War Saxaafadeed
Boosaaso(Sh.M.Network)—Ciidamada Puntland oo muddo labo-isbuuc ah ku hareeraysanaa markabka MV Iceberg 1 oo burcad-badeed Soomaaliyeed ay madaxfurasho ugu haysteen xeebaha Puntland muddo ku dhow...
View ArticleBurcad badeeda oo laga badbaadiyay markab rafaaday iyo shaqaalo silcay
Muddo 3 sano ku dhawaad ayaa waxaa gacanta kooxaha burcad badeeda ee Soomaalida laga soo saaray markab iyo shaqaalihii la socday, oo ay si silac iyo rafaad badan ay ku reebeen kooxaha burcad badeeda ee...
View ArticleMasaajid shan dabaq ah oo laga sameeyay Magaalada Oslo iyo Muslimiinta oo soo...
Tawfiiq waa xaruntii ugu horeysey ee islaami ah oo iyadu dhul ay leedahay oo cidla ah inta ay iibsatey dabeetana ka taagtey aqal ka kooban 5 dabaq oo u xarun ah dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan dalka...
View Article