Al Shabaab ayaa waxaa muuqaneysa in xilligaan uu ku furan yahay dagaalo saf ballaaran leh, iyadoo la doonaayo in laga wada saaro Deegaanada Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha ee Soomaaliya. Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ee ka socda Dowladda Kenya iyo Jabhadda Raaskambooni, ayaa waxay casir liqii galabta ay weeraro qorsheysan ay ku qaadeen Deegaanada Buula [...]
↧