Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Shirkad laga leeyaha Baxreyn oo sameysaneysa ilaalo ka difaaca Maraakiibteeda Burcad badeeda

$
0
0

Manama(Sh.M.Network)—Compony laga leeyahay dalka baxreyn ayaa shaaca ka qaaday in uu sameysan doono ilaalo Gaar ah oo Maraakiibta Shirkadaaasi raaca xilliyada ay isticmaalayaan biyaha Khaliijka iyo badweynta India oo ay ka qooleystaan Burcad badeeda Soomaalida.
Shirkadaan laga leeyaha dalka Baxreyn ayaa waxaa haatan ay bilawday in ay diiwaan gashato shaqaalo xagga ilaalada ah oo ka hortag ku sameeya afduubyada Kooxaha Burcad badeeda xilliyada Maraakiibteedu ay dhax mushaaxaayan Biyaha Soomaaliya iyo Meelaha kale ee Burcad badeedu ay afduubyada ka geestaan.
Biyaha Soomaaliya iyo badweynta India ayaa waxaa ku sugan Maraakiib dagaal oo qayb ka ah howl galka Atlanta ee ladagaalanka Burcad badeeda kuwaasi oo ka hortagaya afduubyada kooxahaasi Burcad badeeda Soomaalida.
Lama oga waxa ay ka badali doonto afduubyada Burcad badeeda isku dayga shirkadaan ee ayku sameysaneyso ilaalada gaarka ah ee ka difaaca qafaalashada Kooxaha Burcad  badeeda.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>