Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Shirkad laga leeyaha Baxreyn oo sameysaneysa ilaalo ka difaaca Maraakiibteeda...

Manama(Sh.M.Network)—Compony laga leeyahay dalka baxreyn ayaa shaaca ka qaaday in uu sameysan doono ilaalo Gaar ah oo Maraakiibta Shirkadaaasi raaca xilliyada ay isticmaalayaan biyaha Khaliijka iyo...

View Article


Nin xaaskiisa u furay Rubac Baasto ah oo ay cuntay (Sheeko Yaab iyo Qosol leh...

Suwan Muun oo u dhashay dalka Maleysia ayaa xaaskiisa uu jeclaa u furay Rubax Pasto ah oo ay cuntay awgeed taa oo dad badan ka yaabisay. Ninkaan ayaa ahaa sabool, waxaana xaaskaasi uu qabay muddo Laba...

View Article


Iskaabulanimada ayaanba ka helay (Tom Cruise)

Tan iyo markii ay kala tageen Tom Cruise atariishada reer Mareykan ee Katie Holmes, waxa uu meesha ka saaray inuusan guur kale geli doonin isagoo yiri xiligaan kuma fikirayo arintaas.   Cruise ayaa ka...

View Article

Farxiyo Fiska Iyo Lamanaheeda Caydarus Oo Nolol Romantic Ah Ku Soo Badhigay...

  Fananada Farxiyo Fiska Iyo gacaliyaheda Caydarus Halyay oo sanadka cusub soo badhigay jaceyl iyo farxad ay isku qabaan labada Lamaaane kadib markii xafladihii sanadka cusub labadooda isku meel ay ka...

View Article

Barlamaanka Puntland oo dib udhigey ansixinta miisaaniyada 2013.

Xildhibaanada barlamaanka Puntland ayaa saakay dib udhigey qorshe lagu meel marinayay miisaaniyada 2013 ee Puntland taasi oo maalmo kahor ay soo gudbisay wasaaradda maaliyada Puntland. Xarunta...

View Article


Saraakiisha Dowladda oo ka hadlay dagaalo lagu hoobtay oo ka dhacay Gobolka Gedo

Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka hadleen dagaalo faraha looga gubtay, oo shalay galab ka dhacay inta u dhaxeyso Degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee Gobolka Gedo....

View Article

Al Shabaab oo sheegtay in dagaalo lagu jilbo murxay ay ku gubtay seddex gaari...

Al Shabaab ayaa waxay ka hadashay dagaalo xoogan oo ay shalay galabta Ciidamada Huwanta kula gashay inta u dhaxeyso Magaalada Garbahaarey iyo Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Bayaan ka soo baxay Xafiiska...

View Article

Mogadishu and government controlled areas are reliably safe, says Amisom...

  Mogadishu (Shabelle) — Amisom and Somali security have fully secured Mogadishu and there is a reliable security primarily in the capital and the rest of the regions under Amisom and government...

View Article


Villa Somaliya oo lala mataaneeyay Villa Uganda

Waxaa Magaalada Muqdisho laga sameeyay dhawaan daar qurux badan oo loogu magac daray Villa Uganda, taasoo lala mataaneeyay Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia. Villa Uganda ayaa waxay ku taalaa...

View Article


WAR DEG DEG: Al Shabaab oo isaga baxday Degmada Buurdhuubo iyo Ciidamada...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada Ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca iyo Ciidamada Dowladda Itoobiya, ayaa waxay ku soo dhawaadeen Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Ciidamadaan...

View Article

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo sheegay in heshiis laga gaaray khilaaf soo...

Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Cabdicasiis Maxamed Samaale  ayaa ka hadlay khilaafkii soo kala dhexmaray shirkadaha jaadka iyo wasaaradda Maaliyadda. Wasiirku wuxuu tilmaamay waxyaalaha ay shirkadaha...

View Article

Weerar Bambaano oo lagu qaaday saldhig ay ciidamada Dowlada ku leeyihiin...

Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar Bambaano ku qaaday xarun ku taal xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo, halkaasoo ay daganaayeen saraakiil katirsan ciidamada dowladda. Ilo wareedyo lagu...

View Article

Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka G. Awdal Oo Ugu Baaqay Hay’adaha La Shaqeeya...

View Article


Madaxweyne Xasan Sheekh oo qudbad Dhinacyo Badan Taabaneyso Kajeediye Shirka...

Madaxweynaha dalka ayaa maanta ka qeyb galay Xiritaanka kal fadhigii koowaad ee Baarlamanka Soomaaliya ka hor inta aysan fasax galin. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Baarlamanka Soomaaliya...

View Article

Sirdoonka wadanka Ingiriiska oo Shacabkooda Oga Digay Qatarta Kooxda Shabaab...

Hay’ada sirdoonka dalka Britian ayaa wali waxa ay wadaan baaritaano ku aadan soo qabashada muwaadin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen inuu xariir la leeyahay Shabaab oo ku dhex dhuumaaley sanaya gudaha...

View Article


Daawo Sawirada:Dawladda Somalia oo laga Dalbaday inay soo gudbiso qorshe ku...

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda maaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Mudane Cabdi Faarax...

View Article

Galmudug Iyo Ahlesuna Kulankoodii Oo Dhamaaday Iyo Heshiis Horu Dhac Ah Oo...

View Article


Sanad guurada koowaad ee Maamulka Khaatumo State

Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed ee Waddaniyiinta ah, jecelna in la helo isku duubni iyo Somaliweyn, waxaan ku wargalinaynaa in ay ka dhici doonto Waddanka Holland munaasabadda sanad guuradii koowaad ee...

View Article

Wasaaradda amniga ee Puntland ayaa ka jawaabtay hadal horay uga soo yeeray...

Wasaaradda amniga ee Puntland ayaa ka jawaabtay hadal horay uga soo yeeray afhayeenka ururka al Shabaab kaasi oo al Shabaab ay ku sheegtay burburinta Puntland sida uu wasiirku hadalku u dhigay. Related...

View Article

Galmudug iyo Ururka Ahlusuna ayaa Gaaray Hashiis 4 qodob ah kaaso ka soo...

Galmudug iyo Ururka Ahlusuna waljameeca ayaa Gaaray Hashiis 4 qodob ah kaaso ka soo Baxay Kulan Labadii Maalmood ee Ugu Dambeeyey u Dhaxeeyey Labada Dhinac Kuna Saabsana balaarinta Maamulka Galmudug...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>