Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Sanad guurada koowaad ee Maamulka Khaatumo State

$
0
0

Dhamaan
Bulshada Soomaaliyeed ee Waddaniyiinta ah, jecelna in la helo isku duubni iyo
Somaliweyn, waxaan ku wargalinaynaa in ay ka dhici doonto Waddanka Holland
munaasabadda sanad guuradii koowaad ee ka soow areegtay maalintii lagu
dhawaaqay jiritaanka Gobalka Soomaaliyeed ee Khaatumo state. Munaasabaddaan
ballaarann waxay dhici doontaa haddii Alle idmo maalinta sabtida bishaan aanu
ku jirno 12/01/13.

Waxaana lagu
qaban doonaa Magaalada Vlaardingen, Cinwaankuna waa sida hoos ku qoran:

Floris de
Vijfdelaan 148
3132 HN Vlaardingen- Holland.
Xafladdan waxaa ka heesi doona fanaaniinta Caanka ah ee Matoote, Ubax Nafci,
Ilhaan Aragsan, M. Weerow, Jeylaani Sharif, Deeq Dalnuurse, Sidiiq Iidle iyo
Dhagacade.

Waa inoo iyo
Xaflada Khaatumo Holland.

Salaan wacan,

Gudida Khaatumo
Holland.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>