Qodobo hordhac ah oo ka soo baxay kulan magaalada Khartuum ku dhexmaray...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay safar ku aaday dalka Suudaan si uu uga qeybgalo sanad guuradii 57-aad ee ka soo wareegatay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa qaatay ayaa waxa uu...
View ArticleQaramada Midoobay oo hay’adaha caalamiga ah ugu baaqday inay xafiisyadooda u...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Augustine Mahiga oo ka hadlayey curashada sanadka 2013-ka ayaa sheegay in Soomaaliya ay guulo waa-weyn oo la taaban...
View ArticleWarar kala duwan oo ka soo baxaya shil khasaare badan geystay oo ka dhacay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay shil gaari oo khasaare kala duwan ay ka soo gaareen dad shacab ah...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo sheegtay in dhoofinta xoolaha nool ay ka bilaabaneyso...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday in muddo ka badan 20-sano bartamaha bishan Janaayo ee sanadkan cusub 2013-ka magaalada Muqdisho laga dhoofin doono xoolaha nool ee...
View ArticleXildhinaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku xaniban dalka Jabuuti,...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku xanibanyihiin gudaha dalka Jabuuti, kuwaas oo ka baqanaya inay Soomaaliya u soo dhoofaan, waxaana la sheegay inay ka cabsi qabaan...
View ArticleDowladda Turkiga oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan arrimaha Soomaaliya,...
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadashay ujeedadii ay dalka Soomaaliya u timid waxa ay aheyd iyo taageeradii hagar la’aaneed ee ay u fidisay shacabka Soomaaliyeed xilligii ay abaarta...
View ArticleWafdi Wasiiro ah, kana socda dowladda Soomaaliya oo saacadaha soo socda ku...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi ay saacadaha soo socda tagi doonaan wafdi heer wasiir ah oo uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhigga...
View ArticleTaliska Ciidamada dowladda ee Hiiraan oo diyaariyay qorshihii Al Shabaab...
Baladweyne(Sh.M.Network)—Xilli Munaasabad Ballaaran ay ka dheceysay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan taasoo lagu Maamuusayay Sanadka cusub 2013ka ayaa halkaasi waxaa ka hadlay Taliyaha...
View ArticleMudane ka tacsiyeeyay dilalkii Saxafiyiinta loo geestay Sanadkii Hore
Muqdisho(Sh.M.Network)—Xildhibaan Muuse Sheekh Cumar oo Ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa Saxaafadda Soomaaliyeed uga...
View ArticleShil Askar ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Soomaaliland
Hargeysa(Sh.M.Network)—Shilkaani Gaari ayaa ka dambeeyay kadib markii labo gaari oo ah kuwa Ciidamada Qaada ay iskula dheceen Deegaanka heelaayo ee Duleedka Magaalada Hargeysa kaasi oo waxyeelo ba’an...
View ArticleDowladda Kenya oo ku eedaysay dowladda Soomaaliya inay ka dambeyso qaraxyada...
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay ku eedaysay saraakiil ka tirsan dowladdii KMG aheyd ee uu hogaaminayey Shariif Sheekh Axmed inay ka dambeeyaan dhibaatada ka taagan dalkeeda, gaar ahaan...
View ArticleProf. Maxamed Cabdi Gaandi:- In IGAD ay tiraahdo Kismaayo ayaan maamul u...
Guddoomiyaha maamulka la baxay Azaniya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo mar asoo noqday wasiirka difaaca Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladdii hore ee KMG aheyd inay hortaagneyd dhismaha maamul u sameynta...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka warbixiyay ujeeddada safarka ay ku...
C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka warbixiyay socdaalka wafdi uu hoggaaminayo oo uu ku joogo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Fiqi ayaa...
View ArticleXaflad aroos oo dhimasho iyo dhaawac ay ka dhalatay kadib markii….
Xaflad toddobo-bax aroos oo ka socotay tuulo lagu magacaabo Booco oo khiyaastii 65 km u jirta magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku geeriyooday hal qof oo haweeney ah, saddex...
View ArticleCiidamada B/weyne oo dhaawacay nin amar diido ku sameeyay
Ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa rasaas huwiyey nin ay ku eedeeyeen in uu ka dhego adeegay amar ay ciidamadu ku siiyeen inuu isa soo dhiibo....
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo uu war culus uu ka soo yeeray (Aqriso)
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu isbedel xagga Siyaasada ah uu ka muujiyay hadal dhawaan ka soo yeeray. Madaxweynaha ayaa wuxuu dhawaan uu ku hanjabay inaysan wax cafis...
View ArticleMalaaq Sheekh Mustafa oo sheegay in rag la ordaaya bistoolado ay ugaarsi ku...
Malaaq Sheekh Mustafa oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada Soomaalida, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay ugaarsanayaan dhalinyaro la ordeyso buu yiri bistoolado. Malaaq Sheekh Mustafa oo ka mid...
View ArticleLabo qarax oo Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Somalia
Labo qarax oo aad uu xoogan ayaa lagu weeraray ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qaraxa koobaad ayaa lagu weeraray ciidamo dolwada ka tirsan oo ku...
View ArticleNabadoonada Puntland oo Madaxweynaha iyo Raa’isal Wasaaraha ku eedeeyay...
Nabadoonada ka soo jeeda Deegaanada Puntland ayaa waxay eedeymo xoogan ay u jeediyeen Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raa’isal Wasaaraha Xukuumada Somaliya Dr. Cabdi Faarax...
View ArticleQaraxyo waaweyn oo ruxi lahaa Magaalada Mombasa oo laga hortagay
Qaraxyo waaweyn oo la qorsheynaayay inay ruxaan Magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa waxaa kahor tagay Ciidamada Booliska ee Dowladda Kenya. Ciidamada Booliska ee Dowladda Kenya ayaa waxay ka war...
View Article