Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada Ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca iyo Ciidamada Dowladda Itoobiya, ayaa waxay ku soo dhawaadeen Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Ciidamadaan oo si weyn ugu hubeysan noocyada kala duwan ee hubka ayaa waxay 10km oo kaliya ay u jirsadeen Degmada Buurdhuubo, oo ay ku sugnaayeen Xoogaga Shabaab. Xoogaga [...]
↧