Kadib Kala Tagi taankii Labada Fanaan ee Bashiir Hanuuniye iyo Farxiyo Fiska aya kadhex dhashaydagaal faneed kuwaasi oo saacad waliba ku hoolan soo saarida hees lidi ku ah midka kale waxaana ay noqotay wax si toos ah loo hadal haayo laguna qaxweeyo.
Fanaanada farxiyo fiska ayaa saacado kahor soo duubtay hees aan caadi ahayn waxaana si toos ah u weerareysaa fanaanka weyn ee bashiir hanuuniye waxaana haatan muuqato in oo sii balaaranaayo dagaalka faneed udhaxeeyo labadaan qof waxaana haatan kusoo biiray laba fanaan oo kala ah Farxiyo Kaba yare iyo Hodan cabdiraxmaan oo kamid ah fanaaniinta ugu shidan waayadaanaan ee Daawo Heestaan aaadaab wax arki doona.
HALKAAN KADAAWO
↧
Daawo:Farxiyo Fiska oo Soo bandhigtay Hees hore loo Arag Laguna Bah dilay Bashiir Hanuuniye Kuna Soo biireyn Dagaalkii Fanaaniinta Kala ah Kabayare iyo Hodan
↧