Iska Hor’imaad udhexeeya Al Shabaab iyo Ciidamada Kenya oo ka dhacay Kismaayo
Kismaayo(Sh.M.Network)—Iska Hor’imaadkaan oo udhexeeyay Ciidamada Kenya ee Ku sugan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose iyo Kooxo ka tirsan Ururka Al shabaab ayaa waxa uu xalay ka dhacay...
View ArticlePuntland oo wacad Ku martay in ay deegaanadeeda ka sifeyn doonto Al Shabaab
Boosaaso(Sh.M.Network)—Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Max’ud Ceydiid Dirir oo ka hadlayay dhibaatooyinka ka jira Buuraleyuda Galgala ee Gobolka Bari halkaasi oo ay ku suganyihiin Dagaal yahanno...
View ArticleFaah Faahin ka soo baxeysa Weerar xalay Ka dhacay Gaarisa
Nairobi(Sh.M.Network)—Weerarkaan Xalay Ka dhacay Waqooyi Bari dalka Kenya Gaar ahaan Magaalada Gaarisa ayaa waxa uu udhexeeyay Ciidamada Buliiska Kenya oo ku sugnaa Meel bartamaha Magaalada ah iyo...
View ArticleWasaaradda warfaafinta Puntland oo diyaar garow ugu jirta Xuska maalinta...
Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa guddi farsamo u magacowday qaban qaabada xuska maalinta warbaahinta Soomaaliyeed ee ku beegan 21 bishaan. Guddigaan waxay wasaaraddu ka dhex xushay xubno katirsan...
View ArticleGolaha Amaanka Midowga Afrika oo ka hadlay arrimaha dalka Soomaaliya,...
Golaha nabadgelyada iyo amaanka ee hoostaga ururka Midowga afrika oo kulankoodii 350-aad ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa war saxafadeed ka koobnaan 9-qodob oo khuseeya...
View ArticleProf. Jawaari:- Wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland waxay qeyb ka yihiin...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan {Jawaari} ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo dhaweynayso wadahadalo walba oo nabadeed, isagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada...
View ArticleDaawo Sawiradii ugu Dambeeyay ee laga soo Qaaday Baledweyne.
Magaalo Madaxda Gobolka Hiiraan ee Beledweyne waa Magaalo Muuqaalkeeda marka aa daawato aad arkeeyso in magaalo dib u dhis xoogan ay ka soconeyso oo aad ka dareemeeyso in Bilicdeda ay aad u qurxoon...
View ArticleDowladda Mareykanka oo sheegtay inay aqoonsaneyso maanta dowladda Soomaaliya...
Maamulka Barack Obama ayaa aqoonsanaya maanta dowladda Soomaaliya mar labaad muddo 20-sano ka badan oo kala go u dhexgalay, waxaana Soomaaliya loo aqoonsaday inay horumar ka gaartay ka hortegidda...
View ArticleShir looga hadlayo arrimaha amaanka Soomaliya oo maanta ka furmaya dalka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo uu wehliyo taliyaha ciidamada xoogga dalka S/Gaas C/qaadir Sh. Cali Diini ayaa shalay u safray magaalada Ankara...
View ArticleTaliska ciidanka AMISOM oo sheegay inay baarayaan dadkii ay ciidamadoodu ku...
Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa lagu sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dad shacab ah oo ay ciidamada AMISOM ku xasuuqeen doraad magaalada Leego gobolka Shabeelada...
View ArticleDaawo:Farxiyo Fiska oo Soo bandhigtay Hees hore loo Arag Laguna Bah dilay...
Kadib Kala Tagi taankii Labada Fanaan ee Bashiir Hanuuniye iyo Farxiyo Fiska aya kadhex dhashaydagaal faneed kuwaasi oo saacad waliba ku hoolan soo saarida hees lidi ku ah midka kale waxaana ay noqotay...
View ArticleDaawo:Farxiyo Fiska oo Soo bandhigtay Hees hore loo Arag Laguna Bah dilay...
Kadib Kala Tagi taankii Labada Fanaan ee Bashiir Hanuuniye iyo Farxiyo Fiska aya kadhex dhashaydagaal faneed kuwaasi oo saacad waliba ku hoolan soo saarida hees lidi ku ah midka kale waxaana ay noqotay...
View ArticleHooyada dhashay Abu Mansuur Al-Amriiki oo Wiilkeda ku amartay in uu iska...
Debra Xamaami oo ah hooyada dhashay Cumar Xamaami oo loo yaqaano Abuu Mansuur Al-amriiki ayaa talo culus waxay siisay wiilkeeda oo markaan u muuqda mid noloshiisa ay halis ku jirto, ka dib khilaaf soo...
View ArticleRaisulwasaare Saacid oo Goor dhow Gaaray Degmada Afgooye iyo Amaanka oo Loo...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa booqasho ku tagay maanta Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinaye...
View ArticleGuddooomiyaha Gobalka Galgaduud ee Dowladda oo kahadlay Xaalada Amaan ee...
Guddooomiyaha Gobalka Galgaduud ee Dowladda Soomaaliya Axmed Yuusuf Ciyoow ayaa wuxuu ka hadlay xaalada nololeed ee dadka ku dhaqan Gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay...
View ArticleDaawo Sawirada:Raisulwasaaraha Soomaaliya Oo Goor dhow Booqday Idaacada...
Ra’iisul wasaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxa ay booqdeen Xarunta Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho, iyagoona uga tacsiyeeyay dilkii loo geystay Wariy Cabdi Xareed...
View Article23 ku dhimatay Aljeriya
Wasiirka warfaafinta ee Aljeriya ayaa sheegay in ilaa labaatan iyo saddex qof oo la afduubay ay dhinteen lagana yaabo inay tirada sii kororto.
View ArticleDhageyso: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo kulan wadatshiya la qaatay...
Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland Maxamed Xassan Bare (Shimbiralaaye) Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa markii ugu horaysay ayaa shir watashi ah maantay xafiiskooda kula qaateen guddi ay iska...
View ArticleVideo Ila Qosol ah: “Musikada Nuca Casriga Cusub Waa Nuucaan”
Aduunka maalinba maalinta ka dambeeysa Caalamka wax kaa yaabiya ayaad arkeysaa maantana arintaan oo Caalamka ka yaabisay ayaa la arkay ee nala daawo. Aqristoow Musikada Casruga cusub ma’ahan mid la...
View ArticleVideo Ila Qosol ah: “Musikada Nuca Casriga Cusub Waa Nuucaan”
Aduunka maalinba maalinta ka dambeeysa Caalamka wax kaa yaabiya ayaad arkeysaa maantana arintaan oo Caalamka ka yaabisay ayaa la arkay ee nala daawo. Aqristoow Musikada Casruga cusub ma’ahan mid la...
View Article