Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Daawo Sawirada: Al Shabaab oo soo bandhigtay askarigii Faransiiska ee...

Waxay galabta Al Shabaab soo bandhigtay meydka askarigii Faransiiska ahaa ee geeriyooday, kaasoo ay gacanta ku dhigtay isagoo dhaawac ah, laba habeen kahor dagaalo culus oo ku dhex maray Deegaanka...

View Article


Roobab layaab leh oo sita kalaro kala duwan oo ka da’ay Mid kamid ah Dalalka...

KOLOMBO:- Dadka reer Sri Lanka ayee la yaab ku noqotay kadib markii ay indhahooda saareen roobab sita kalaro aysan hure ugu arkin waligooda mudadii uu dalkooda ka da’ay roobabka, dadka ayaa ku tilmaam...

View Article


Daawo Sawirada:Kulan soo dhoweyn ah oo Wasaaradda A Dibadda u sameysay...

Kulan soo dhoweyn ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamigaay shalay ugu sameysay Safari Hotel ee Muqdisho qaar ka mid ah Diblomaasiyiintaka howlgala Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha...

View Article

Daawo Sawirada:Al-Shabaab oo soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah iyo...

Xarakada Al-Shabaab ayaa goordhaw soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah ay ku dileen Dagaal Culus oo Labo Habeen kahor ka dhacay Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose kadib markii Ciidamada...

View Article

Safaaradda dowladda Yaman ee Soomaaliya oo ka digtay iibsiga dhismo Kuyaalla...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Shir Jara’idd oo uu Maanta qabtay Qunsulka Dowladda Yaman ujooga Soomaaliya Cali Al Taar ayaa waxa uu kaga hadlay in Guri Ku yaalla Xaafadda Via Rome ee Degmada X/Weyne aan La...

View Article


Guddiga amniga Baarlamaanka oo ku baaqay in Xukuumadda ay la xisaabtanto...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Guddiga Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda ugu baaqay in ay kala Xisaabtanto Dowladda Faransiiska Howl Galkii Fashilmay ee Faransiisku ka sameeyeen Deegaanka Buulo...

View Article

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Faah faahin Ka bixiyay Howl Gallo ay ka...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Taliska Booliska Soomaaliya ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Howl gal maanta Ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen Xaafadda Suuqa Xoolaha Degmada Hurwaa ee Gobolka...

View Article

Dr Tedros: nabadda Soomaaliya waa tan Itoobiya

Wasiirka arrimaha dibedda Itoobiya Dr Tedros Adhanom, oo booqanaya magaaladatan London ayaa BBC u sheegay in Itoobiya ay u baahan tahay nabad isla markaana nabad Soomaaliya ka dhacdaa ay tahay nabad...

View Article


WAR DEG DEG: Madaxtooyada Magaalada Kismaayo oo ay caawa ku soconeyso duqeymo...

Duqeymo culus ayaa waxaa caawa lagu garaacayaa Madaxtooyada Magaalada Kismaayo, oo ay deggan yihiin Masuuliyiinta Jabhadda Raaskambooni. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa caawa laga maqlayaa madaafiic...

View Article


Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray...

Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Saylac oo ay dhawaan ka dhaceen rabshado  sababay khasaare nafeed oo dhimasho...

View Article

Kulan Xasaasi oo kadhacay Garoonka Magaalada Muqdisho Loogana Hadlaayay Sidii...

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa ka codsatay Qaramada Midoobay in Soomaaliya laga qaado cunnaqabateynta hubka. Wasiirka ayaa maanta magaalada Muqdisho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Cusub 14/1/2013 Sidee Ayaad Dadka Ku Saameyn Kareysaa By Sh...

Muxaadaro Cusub 14/1/2013 Sidee Ayaad Dadka Ku Saameyn Kareysaa By Sh Cabdiraxman GacalFrom:MrJamil27 Views: 20 ratings Time: 50:20 More inEntertainmentmuxaadaro: 

View Article

Divided Somaliland and the way out By Bashir Goth

The Local Council Elections that were held in Somaliland on 28th November 2012 left behind bitterness, bloodshed and deep divisions between the clans as well as moments of joy and celebration. Although...

View Article


Maxaadan ogeeyn oo Maanta ka dhacay Muqdisho. “Daawo Sawiro”

Howlgalo Saf Balaaran oo ay Maanta ka fuliyeen Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Iyo Kuwa Booliska Gobolka Banaadir Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo qabqabtay Dhalinyaro fara...

View Article

Raali Gelin ku Socota Aqristayaasha Shabakada Wararka Balcad.com

Raali Gelin Buuxda oo ku socota  Aqristayaasha Shabakada Balcad.com dib u dhaca maanta ku yimid Howlihii Webka Balcad.com ayaan cudur daar buuxa ka bixineynaa. Maamulka Shabakada Balcad.com waxuu mar...

View Article


Degmooyinka Kaaraan & Yaaqshiid maxaa ka reebay Horumarka Gobolka Banaadir....

Intii mudada ahayd ee ay dowladda Soomaaliyeed kuwii ku meelgaarka aha iyo dowladda cusub ee hadda joogtaaba ka arriminaysay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa maalin walba laga dareemayey horumar...

View Article

Khaliif Erag: “Idaacada Shabelle in la xiro Wasiir baa is hortaagay”.

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka Khaliif Ahmed Erag ayaa si kulul u weeraray Wasiirka Arimaha Gudaha in uu diiday in la xiro Idaacada Shabelle oo ka soo horjeedo Dowlada ayadoo dacayado ka dhan...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Guddoomiyaha Baanka Dhexe...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda socdaal ku jooga magaalo madaxda dalka Maraykanka ee Washington DC Ayaa digreeto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Guddoomiyaha Baanka dhexe ee...

View Article

Daawo:Gabdho Somaliland Katirsan oo Baahiyey Muqaal Kayaabsaday Shacabka...

Ayadoo maamulka Somaliland shaaciyeen in ay ka go ay  somaliya inteeda kale isla markaa kuraad jogaan Ictiraaf ayn kahelaan Caalamka ayaa balse  aysan  jirin cid gooni aqoonsatay ayaa gabdho udhashay...

View Article

Ra'isul Wasraaha Pakistan oo Warqad Xarig Loo Jaray

Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa amartay in la soo xiro Ra'siul Wasaare, Raja Pervez Ashraf

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>