Waxay galabta Al Shabaab soo bandhigtay meydka askarigii Faransiiska ahaa ee geeriyooday, kaasoo ay gacanta ku dhigtay isagoo dhaawac ah, laba habeen kahor dagaalo culus oo ku dhex maray Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dowladda Faransiiska ayaa waxay Sabtidii shaacisay inay nolosha ku weysan yihiin hal askari, kaasoo ay dhaawac ahaan u qabteen [...]
↧