Sidaad la wada socotaan waxaa khilaaf weyn soo kala dhex galay Madaxweynahaya iyo ku-Xigeenkiisa khilaafkan oo salka ku ha isku badalaadii uu Madaxweyna Siilaanyo ku sameeyay badhasaabyadii gobolada Somaliland, arintana oo aan lagala tashan Madaxwenye ku xigeenka Somaliland Mudane ENG.SAYLICI, arinta oo ay ka danbeeyeen wasiirka Madaxtooyada iyo xubno wasiiro ah oo aad u dhaw Madaxtooyada,
Hadaba manta Siilaanyo dalka wuu ka maqanyahay waxaan awoodii Madaxweyne si sharci ah ugu soo wareegaysaa madaxweyne ku xigeenka sidaa awgeed waa in uu madaxweyne ku-xigeenku qaadaa talaabo uu shaqada kaga joojinaya wasiir xirse isla markaa ku amar ku siinayo ciidamada Boliska in aanu fooda soo galin xarunta madaxtooyadda, taasina waa fursad qudha ee saylaci kaga takhalusi doono wasiirka badanka u sabaabta ah khilaafka ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne siilaanyo.
BY:
Farxaan Maxamud cismaan
↧
Madaxweyne ku-xigeenka Saylici waa in uu shaqada ka joojiyaa Wasiirka Madaxtooyada Khalkhalka Galiyey Wadanka Xirse cali X.Xasan.Dastuurkuna uu U Fasaxayaaye
↧