Wasiirka Beeraha Puntland Oo Tagay Dhul Beereedka Gobalka Nugaal {Daawo Sawiro}
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax ayaa kormeer ku tagay deegaan beereedyo hoostaga gobolka Nugaal iyadoo halkaas ay kuyaalaan beero farabadan . Wasiirka ayaa deegaanada...
View ArticleDaawo: Arrin Mucjiso ah oo aad uga yaabisay Caalamka Islaamka.
Arin Mucjiso ah ayaa waxeey ka dhacday Wadanka Sacuudi Carabiya waxaana la arkay Malaay Dawaafaya xajka oo maqlaya Codka Xujaayda Dawaafaya. Arintani waxa ay dhacday Xajkii hore waana arin mucjiso ah....
View ArticleCameron oo la kulmay Xasan Sheekh
Raiisul Wasaaraha dalkan Britain, David Cameron ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa Downing Street ee London Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
View ArticleMuqdisho:Dadaal Wax looga Qabanayo Sicirbararka
Hoos u dhac ku yimid safirka doolarka ee M. Muqdisho ayaa keenay inay cunada qutul-daruuriga uu qiimaheedu kor u kaco, dowladuna waxa ay sheegtay inay qaadi doonto talaabo ay sicirbararka ku xakameyneyso.
View ArticleA meeting over rape is hosted in Mogadishu as allegations of violence against...
Mogadishu ( Sh.M.Network) The wife of Somali Prime Minister, Asha Haji Elmi who is also an Mp and an award winning activist for the right of women, has today organized and hosted a meeting in Mogadishu...
View ArticleDawladda Australia Oo Dadkeeda Uga Digtay Inay U Safraan Caasimadda...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Australia ayaa qoraal ay ku shaacisay boggooda internetka waxay ku sheegeen in muwaadiniinta Danishka ahi ay ka fogaadaan inay u safraan magaalo madaxda Somaliland...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal Wasaaraha Britain oo London ku kulmay...
Waxaa magaalada London, gaar ahaan xafiiska ra’iisal Wasaaraha Britain ee Number 10 ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Britain David Cameron....
View ArticleNin Xaaskiisa oo 10 Ciyaal ah u heysay ku toogtay Gobolka Mudug.
Nin si weyn looga Yaqan Deeganka Bacaadweyn ee Gobalka Mudug Magaciisana lagu Sheegay Neegar Maxamed Aadan Gurey ayaa Maanta Xaaskiisa ku Toogtay Gurigeeda kaddib Markii ay ku Murmeen Dhanka Qosyka....
View ArticleQaabka ay Howlgalada u Fuliyaan Alshabaab oo La Qarxiyay. “Video”
Waxaa Si Fudud nagu soo Gaaray SIR in Mudo ah Ka Qarsanayd Shacabka Soomaaliyeed Kadib Markii Awooda Alshabaab Ay sii Wiiqan Tay Ayaa Waxaa Si Fudud u soo Shaacbaxay Qoshii Alshabaab Ay Ku Dagaal Galin...
View ArticleXOG: Dowlada oo wada in ay Xil u Magacaawdo in Dalka Iibsaday.
Ilaga lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay shabakadda Caasimada Online in dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay damacsan tahay in ay xil u magacowdo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo horrey xilal uga soo...
View ArticleSawir Gacmeed Muujinaya Caga Juglaynta Madaxweyne Geele Ku Hayo Ururada...
Sawir Gacmeed Muujinaya Dhibaatada Haysata Iyo Caga Juglaynta Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele Ku Hayo Ururada Mucaaradka.
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Shaqo Tagay Saaka Iyo...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo shalay uga baaqday sagootintii Madaxweyne Siilaanyo khilaaf aan ilaa hada la cadayn ayaa saaka u soo shaqo tagay Xafiiskiisa ku...
View ArticleHuman Rights Watch calls on Somali govt to quash the conviction and release...
(Nairobi, February 6, 2013) – A Somali court’s conviction of a woman who alleged rape by security forces, and a journalist who interviewed her, is a serious setback for ending sexual violence and...
View ArticleCPJ blog: Faith in Somali judiciary hard to find as Abdiaziz jailed
By Borja Bergareche/CPJ European Consultant“Let’s have faith in our judiciary system,” Somali President Hassan by Browse to Save"...
View ArticleSaacid Oo Tagay Baladweyne Kulamana Laqaatay Maamulka Iyo Ciidamada
Raysal wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saacad ka hor ka dagay garoonka diyaaradaha ee Balad weyne. R/wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta...
View ArticlePress Release: U.S. Concern About Somalia Rape Case Verdict
STATEMENT BY VICTORIA NULAND, SPOKESPERSON February, 6 2013 We are deeply concerned by a Mogadishu court’s decision to convict and sentence to one year in prison a 27-year old alleged rape victim and...
View ArticleWorking Together to End Tolerance of Female Genital Mutilation/Cutting
Ambassador James Swan U.S. Special Representative for Somalia February 6, 2013Today, on the tenth anniversary of the International Day of Zero Tolerance for Female Genital Mutilation (FGM), the U.S....
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Saylici waa in uu shaqada ka joojiyaa Wasiirka...
Sidaad la wada socotaan waxaa khilaaf weyn soo kala dhex galay Madaxweynahaya iyo ku-Xigeenkiisa khilaafkan oo salka ku ha isku badalaadii uu Madaxweyna Siilaanyo ku sameeyay badhasaabyadii gobolada...
View ArticleXoghayaha Interpol oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho ( Sh.M.Network) Saraakiishaani ka tirsan Buliiska Interpol eee Maanta Soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay booqdeen qaar ka mid ah Xeryaha Buliiska dowladda ee Magaalada Muqdisho....
View ArticleCiidamo Ithopian ah oo lagu weeraray Bakool
Xudur ( Sh.M.Network) Dagaalkaan oo ahaa Mid Xoogan una dhexeeyay Ciidamada Ithopia ee Ku sugan Gobollada Bay iyo Bakool Iyo Xarakada AL Shabaab ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhexeysa Xudur iyo Ceel...
View Article