Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbaddii Madaxweyne Siillaanyo Ku Tilmaamay Mid Baal...
Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, isla markaana ah imaamka Masaajidka Furqaan ee Magaalada Hargeysa, ayaa khudbadiisii Jimcaha ee Maanta, waxa uu...
View ArticleUnited Nations Top Political Official visits Mogadishu
Mogadishu/New York, (Shabelle) 01 Febuary 2013 – The United Nations’ top political official, Under-Secretary-General (USG) for Political Affairs Jeffrey Feltman, visited Mogadishu and expressed the...
View ArticleJoint article by Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia, and Catherine...
Brussels 01-02-13- (Shabelle) Few would have expected, a few months ago, that Somalia would supply an example of progress in the struggle to bring a country out of the misery of civil war and...
View ArticleFaysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Dhawaqa Ingiriisku Kaga Digay Amaanka...
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in dhawaqa ay dawladda Ingiriisku kaga digtay Somaliland amaankeeda uu yahay wax ay arkeen oo ay wax ka jiraan, isaga oo...
View ArticleKulan looga hadlayay Maamul u sameynta Gobolka hiiraan oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho ( Sh.M.Network) Kulankaani oo ahaa Mid Looga hadlayay Sidii Maamul Mideysan Loogu sameyn lahaa Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ka dhacay Maanta Magaalada Muqdisho iyadoona Kulankaasi ay Kasoo...
View ArticleWasiirka Daakhiliga Oo Ka Hadlay Xubno Al-Shabaab Ka Tirsan Oo Ay...
Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa sheegay inaanay cafiyi doonin Ragga Saraakiisha ah ee hogaamiya Kooxda Al-shaab ee dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland,...
View ArticleWasiirkii Hore ee Warfaafinta Somaliland Boobe oo dhalliilay qaabka ay...
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa dhalliilay qaabkii ay Somaliland uga jawaabtay dhawaaqii ingiriisku uu kaga digay amaanka Somaliland, waxaanuu sheegay inaanay ahayn...
View ArticleFaaqidaadda: Digniinta Britain Iyo Jawaabta Somaliland
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay digniintii Britain ee ka dhanka aheyd amaanka Somaliland iyo Jawaabta ay Somaliland ka bixisay digniintaas.
View ArticleAmoud Foundation Annaul Fundraising
Amoud Foundation Annaul FundraisingAnnual Fundraiser We Invite You to Join Us:“Touching Lives Through 15 Years of Giving and Caring” Tickets $25 – Childcare providedMarch 9, 2013 – 6:30 to 9:00 pm...
View ArticleIBRAAHIM ROOMBE: “Guul Taariikhi ah ayaa laga soo hoyay Tartankii Kubadda...
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali [ Roombe] ayaa xusay in guul taariikhi laga soo hoyay ciyaarihii Zone V ee Koobka Isreebreebka qaramada qaaradda...
View ArticleSubject: The Trial of the Somali Journalist, Abdiasis Koronto Started in...
Muqdisho ( Sh.M.Network) Somali journalists gathered at the regional court on Saturday morning, February 02, 2013 both to show solidarity and report the trail of the Somali Journalist, Abdiasis Abdinur...
View ArticleWar-Saxaafadeed: Xisbiga UCID Oo Somaliland U Soo Jeediyey In Maalinta...
War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Mucaaridk ah ee UCID ayaa waxa uu ku sheegay in loo baahanyahay in 2-da bisha February loo aqoonsado Maalinta hub ka dhigista Somaliland, ka dib markii Ciidamadda...
View ArticleIsrael oo ka hadashay weerarka Suuriya
Israel ayaa ka hadashay markii ugu horaysay weerar diyaarad ee ay ku qaaday toddobaadkan Suuriya.
View ArticleWicitaanka: Garyaqaan Ceydiid Cabdullaahi (Ilka Xanaf)
Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somalia, Garyaqaan Ceydiid Cabdullaahi (Ilka Xanaf)
View ArticleUrur-siyaasadeedkii Doorashadii deegaanka ku hadhay oo si rasmi ah ugu biiray...
Urur-siyaasadeedkii ku hadhay Doorashadii Goleyaasha Deegaanka ee Dabayaaqadii sannadkii tegay ka dhacday Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ula midoobay Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, kaas oo maanta...
View Articlewasiirkii Hore ee Maaliyadda Somaliland oo ka hadlay Derejooyinka la siiyey...
Haddii aan ku horeeyo, Qaab-Dhismeedka Qaranka: “Qod. 37-2. Dhismaha Qaranku wuxu ka kooban yahay saddex waaxood oo kala ah: Fulinta, Xeer-dejinta iyo Garsoorka……., Waax waliba awoodda Dastuurku u gaar...
View ArticleDaawo Sawirada:Ciidamada Midowga Yurub oo Amaan Balaaran Usoo Jeediyay...
Saraakiisha Midowga Yurub ee Tababarka u siineysa ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa amaan balaaran u jeediyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya, iyagoo sheegay in ciidamada ay Soomaaliya ay yihiin kuwa aad...
View ArticleDaawo Sawirada:Raisulwasaare Saacid oo kulan Gaar ah Laqaatay Agaasimayaasha...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isaga oo kala hadlay sidii loo...
View ArticleHowlgal Balweyne Laga Fuliyey Iyo Dad Badn Oo Lagu Xir Xiray
Ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ku soo qabqabtay 25 dhallinyaro ah oo looga shakisan yahay in ay xiriir la...
View ArticleUganda oo ku baaqday dawlada somalia in laga taageero arimo ay ku jirto dib u...
Wasiirka gaashaandhiga wadanka Uganda Crispus Kiyonga oo ka hadlayay xaflad ka dhacday xerada ciidamada Soomaalida lagu tababaro ee Bihanga ee Uganda ku taala ayaa waxaa uu sheegay in beesha caalamka...
View Article