Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Madax Caawa Bilaa Cabsi ku dhex mushaaxday Magaalada Muqdisho. “DAAWO SAWIRRADA”

$
0
0

BALCAD MEDIA: Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Caawa socdaal shaqo ku tagay Qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayagoo ku dhex lu geeyay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.
Meelaha ay booqday Mas’uuliyiintaan waxaa ka mid ah isgoysyada Sanca, Sinaay, Jardiinka, Hodan, isgoyska Bakaaraha, Tarabuunka, Balaacsii, Baar ubax.
Mas’uuliyiinta Caawa booqshada sameeyay Waxaa ka mid ahaa Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka gobolka Warsame Maxamed Xasan,   Gudoomiyaha dagmada Warta nabada Deeqa C/qaadir Axmed, Gudoomiyaha dagmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Jurus.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA BOOQASHADA MAS’UULIYIINTA:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>