Culumada Dalka Jabuuti oo Afka Furtey 35 Kadib. “Daawo Video”
BALCAD MEDIA: Culumadii Ugu Caansaneyd Dalka Djibouti iyo Gudoomiyaha Gobalka Djibouti Abdourahman oo Afka Furtey inka Badan 35 Saano Xili laga joogo Xornimadii Dalka Djibouti.
View ArticleMadax Caawa Bilaa Cabsi ku dhex mushaaxday Magaalada Muqdisho. “DAAWO SAWIRRADA”
BALCAD MEDIA: Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Caawa socdaal shaqo ku tagay Qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayagoo ku dhex lu geeyay Wadooyinka Magaalada Muqdisho....
View ArticleRa’iisal Wasaaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/weli Gaas oo la hadlay...
Magaalada Mineapolis ee Gobolka Minnesota waxaa xalay ka dhacay kulan si heer sare loo soo agaasimay, kaasi oo ay ka qeybgalay Soomaalida ku nool Mareykanka, gaar ahaan Gobolkaas, waxaana kulankan uu...
View ArticleMuxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadee Ee Somaliland Hadii Aan La Helin...
Qormadii,3aad. Waxan halkan ku eegi doonaa sida ay noqondoonto mustaqbalka Somaliland inaga oo ka eegayna siyasada arimaha gudaha iyo siyasada arrimaha dibeda waxan qaybihii hore kaga soo hadalnay...
View ArticleFaahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii Ismaadinta ahaa ee saaka ka...
Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saaka magaalada Gaalkacayo lagula beegsaday taliye ku-xigeenka ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse. G/sare...
View Article“Siilaanyo Markaanu SNM-Ta Ahaynba Taladaa Qaloocan Ee Uu Dalka Ku Wado Ayuu...
-Xildhibaan Aadan Maxamed Hoori (Mataan) oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, isla markaana ka mid ahaa hogaamiyayaashii ururkii SNM ee dalka xoreeyay ayaa madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud...
View ArticleDhacdo Yaab Leh: “Gabar ka Sheekeeyneyso Arimo Yaab leh…”
BALCAD MEDIA: Gabar guur doon ah oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegtay nooca hasaawaha ay jeceshahay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay raga badankiis aysan la jaanqaadi Karin. Sida ay Sheegtay...
View ArticleDood murrashaxiinta Kenya
Kenya ayaa qabatay dooddii ugu horreysay ee murrashaxiinta madaxtinimada oo telefishinka si toos ah looga daawado. Doodda ayaa waxa ka qeybgalayay sideed musharrax.
View ArticleKala soo xiriir BBC Somali
Laanta Af-Soomaaliga ee BBC waxaad kala soo xiriiri kartaa telefoonada iyo emailada ku qoran halka.
View ArticleMaraykanka Iyo Ingiriiska Oo Danaynaya Midnimada Somaliya, Madaxweynaha...
Dowladaha Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa hada go’aansaday inay si dhab ah daacad uga noqdaan xal u helidda dhibaatada Soomaaliya, waxayna labada dhinac culays ku saareen inay ka dhabeeyaan...
View ArticleDowlada iyo Ahlusuna oo Tacsi ka diray geerida Shiikh Xeefow
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in uu geeriyood nin qaali ah waxaana uu sheegay in tacsi ay u dirayaan dhamaan shacabka Soomaliyeed oo uu...
View ArticleMadxweyne Hassan & R/Wasaare Saacid Arinkaan ma ku Ogeeyd?
BALCAD MEDIA: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa Dhawaan waxaa la weydiiyey Su’aal ahayd “Ma laga yaabaa in Madaxda Sare ee Dowlada Federaalka ay ka dhex Abuuranto Khliaaf la mid ah kii ka dhex...
View ArticleWasiirka War-Faafinta Somaliland Oo Difaacay Khilaafka U Dhexeeya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur (Abiib-tima cad) ayaa difaacay Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ee soo...
View ArticleWar-Saxaafadeed: Madaxweyne Siillanyo Oo Sheegay Inaanay Ka Qayb Geli Doonin...
War-saxaafadeed maanta ka soo baxay aqalka Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexanyahay Afhayeenka Madaaxtooyada Axmed Saleebaan (Dhuxul), ayaa waxa lagu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed...
View ArticleMuxaadaro Cusub Sidee Liibaanta lagu helaa? Sh Cabdiraxman Gacal
Muxaadaro Cusub Sidee Liibaanta lagu helaa? Sh Cabdiraxman GacalFrom:MrJamil27 Views: 10 ratings Time: 55:32 More inEntertainmentmuxaadaro:
View ArticleAgaasimaha Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Oo Beeniyey Hadal Uu Xisbiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Iyo Hawada ee Somaliland Axmed Dalal Faarax ayaa ka hadlay maanta eedo uu u jeediyey Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali...
View Article