Kenya ayaa qabatay dooddii ugu horreysay ee murrashaxiinta madaxtinimada oo telefishinka si toos ah looga daawado. Doodda ayaa waxa ka qeybgalayay sideed musharrax.
↧