BALCAD MEDIA: Urur Goboleedka IGAD ayaa ku sheegay inuu bixinayo lacag gaareysa 1 billion oo dolllarka Mareykankaa ,si wax loogu qabto abaaraha saameeyay wadanka Soomaliya iyo wadamo kale oo dhaca geeska Afrika, waxaana ay shegeen in dadka dhibaateysan lacagtaasi lagaarsiin doono.
Warbixin ka soo baxaday egad ayaa lagu sheegay in Soomaliya meelo kamid ah haatan ay ku sugan tahay qatar dadka ku sugan, waxaana ay sheegen in sida ugu sahlan deeqdaasi loogu gaarsiindoono.
Ururka IGAD ayaa waxaa ay ka mid tahay ururada taageera Soomaliya waxaana dhowr jeer oo hore ay Soomaliya ugu tabarucen deeqo kala duwan, waxaana sidoo kale Soomaliya ay ka saacidaa Dhanka amaanka ah.
↧
IGAD oo lacago ugu deeqday Wadanka Soomaliya
↧