Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Kenyo oo bogaadisay Ciidanka ka jooga Wadanka Soomaliya

BALCAD MEDIA: Mwaki Baki,Madaxweynaha Kenya oo shacab badan oo Kenyaan ah ka hor hadlayay Maalintii shalay ayaa sheegay in ciidamada kajooga Soomaliya in ay shaqo wanaagsan qabteen waxaana uu xusay in...

View Article


Wafdi ka socda Dowlada Turkiga oo saaka Muqdsho soo gaaray

BALCAD MEDIA: Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’isal Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga iyo wafdi uu horkacayo, waxaana wafdigaasi garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan...

View Article


Meydka Nin qoorta laga jaray oo saakay lagu Arkay deegaan ka tirsan G/Hiiraan

Buq-aqable (Sh.M.Network)— Meydka Nin qoorta laga gooyay ayaa saakay Aroortii lagu Arkay deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya. Qaar kamid ah dadka ku sugan Buq-aqable oo ka...

View Article

Soomaliland oo ka warbixisay howlgal ka socda Hargeysa

BALCAD MEDIA: Wasiirka arimaha gudaha ee Maamulka Soomaaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in howlgal ay sameyen ay ku soo qabteen dad aad u farabadan kuwaasi oo...

View Article

Mwai Kibaki oo Amaanay howlgalka Ciidamada Kenya ay kawadaan Koofurta Somalia

Eldoret (Sh.M.Netwrok)— Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa Amaanay howlgalka Ciidamada dalkiisa ay kawadaan Koofurta Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay Mwai Kibaki, Magaalada Eldoret ee dalka Kenya...

View Article


Ciidamo Boolis ah oo lageynayo degmada Wanlaweyn ee Sh/Hoose

BALCAD MEDIA: Gudoomiye ku xigeen ka dhanka amaaka ee gobolka Shabellaha hoose ayaa sheegay in Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ciidamado Boolis ah geeyen degmada Wanlaweyn ee gobolka...

View Article

IGAD oo lacago ugu deeqday Wadanka Soomaliya

BALCAD MEDIA: Urur Goboleedka IGAD ayaa ku sheegay inuu bixinayo lacag gaareysa 1 billion oo dolllarka Mareykankaa ,si wax loogu qabto abaaraha saameeyay wadanka Soomaliya iyo wadamo kale oo dhaca...

View Article

Xabsiga Qardho oo gor dhoweyd loo qaaday 6 dumar ah oo loosoo qabtay dilkii...

Saldhiga dhexe ee Garowe ayaa gor dhoweyd laga qaaday 6 dumar ah  oo kamid ah dadkii loosoo qabtay kiiskii dilka ahaa ee allaha u naxariistee Sh. C/Qaadir Nuur Faarax. Lixda dumarka ah ayaa loo qaaday...

View Article


Somaliland oo xukuntay xildhiban ka tirsan Dowlada Soomaliya

BALCAD MEDIA: Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda  Maroodi jeex magaalada Hargeysa ayaa xukun ku riday Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka...

View Article


Fowziyo Yusuf Xaaji oo Muqdisho ku soo dhawesay Dhigeeda dalka Turkiga Bekir...

Muqdisho (Sh.M.Network)— Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoona siweyn loo soo dhaweeyay. Bekir Bozdag, Ra’iisul wasaare...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan waxba kala socon shir maamul loogu...

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday inaysan waxba kala socon shirka maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee la sheegay inuu baaqday, kaas oo ay weli...

View Article

IGAD oo lacagtii ugu badneyd abid ugu deeqday Soomaaliya, sheegtayna in…

Urur goboleedka IGAD ayaa ku dhawaaqay inuu bixinayo lacag gaareysa hal milyan oo dolllarka Mareykanka ah si buu yiri wax loogu qabto abaaraha saameeyay wadamo badan oo geeska Africa ku yaalo, isla...

View Article

Dowladda Sweden oo sheegtay inay ciidamo u soo direyso Soomaaliya iyo...

Dowladda dalka Sweden ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay inay ciidamo tababarayaal ah iyo kuwo ilaaliyaha biyaha Soomaaliya inay u soo direyso dalka Soomaaliya, waxaana sidaasi lagu shaaciyey...

View Article


Dowladda Ingiriiska oo maamulka Somaliland ugu baaqday inay la midowdo...

Warar aynu ka helnay ilo diplumaasyeed oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in safarkii uu dhawaan uu ku tagay dalka Ingiriiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmad Max’ed Max’uud {Silaanyo}...

View Article

Shirkii Maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo dib u dhacay iyo...

Guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa shalay  galab ku dhawaaqay in uu dib u dhacay shirkii maamul u sameynta gobolladaasi ee la filayay in uu maanta sabti ah  ka furmo...

View Article


Dowladda Mareykanka oo sheegtay inay ka fiirsaneyso wada shaqeyn toos ah oo...

Iyadoo Mareynkanka duqeymo dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen ka geystay wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay ayaa markii ugu horeysay Senitaro ka tirsan Mareynkanka waxay soo bandhigeen qiyaas ahaan...

View Article

Dowladda Ingiriiska oo soo bandhigtay qorshe saameyn ku yeelan kara dalal ay...

Dowlada Ingiriiska oo ka mid ah dawladaha Bixiya gargaarka ugu badan caalamka gaar ahan wadamada Saboolka ah ama dagaladu aafeeyay ayaa sheegtay in ay awooda saari doonto dhaqaale ku bixinta arrimaha...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo soo...

Wararka ka imanaya duleedka magaalada Kismaayo, gaar ahaan tuulada Buulo Guduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu arkay ciidamo aad u farabadan oo ka tirsan kuwa xarakada Al-Shabaab kuwaas oo ka...

View Article

Dibadbax looga soo horjeedo Al-Shabaab oo ka socda Garoowe

BALCAD MEDIA: Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo dilkii Shiikh C/Qaadir Nur faarax ayaa ka soda magaalada Garowe ee gobolka Nugaal, waxaana dibad baxaasi soo abaabulay maamulka Garowe ee butland,...

View Article

Kooxo hubeeysan oo dad shacab ah ku dilay Koofurta Gaalkacyo

BALCAD MEDIA: Dabley hubeeysan oo sitay gaari nuucada raacada ah ayaa saaka waxaa ay ku fureen risaas goob laga qaxweeyo oo ku taala Koofurta Magaalada Gaalkacyo,waxaana ka dhashay weerarkaasi ku...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>