Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday maqaaxi...

Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan oo saarneyd gaari kuwa raaxada ay rasaas ku fureen goob ay dad ku qaxweynayeen oo ku taala dhinaca koofureed ee magaalada shalay...

View Article


Khasaare ka dhashay dagaal gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ku dhexmaray…

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dagaalamay gudaha suuqa-weyn ee Bakaaraha, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii...

View Article


Col. Warfaa Sheekh Aadan oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kismaayo iyo...

Col. Warfaa Sheekh Aden oo ah xiriiriyaha ciidamada dowladda ee gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa dagaalkii doraad ka dhacay Kismaayo ku tilmaamay mid laga xumaado, isla markaasna aanan loo baahneyn...

View Article

Puntland oo sheegtay inay qabatay 50-ruux oo ay ku jiraan dagaalyahano...

Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in dad gaaraya 50 qof loo qabqabtay dilkii 15-kii bishan magaalada Garoowe loogu geystay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax {Gacamey} iyo isku daygii dilka ahaa ee...

View Article

Sheekh Xasan Yacquub:- Kismaayo waxay dib ugu laabatay maalmihii mugdiga...

Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee Xarakada Al-shabaab oo horey u soo ahaa Guddoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo wareysi siiyey Idaacada Al-Andalus ayaa ka waramay xaaladda...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Kismaayo iyo isgaarsiintii la damiyey...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose oo ay doraad ku dagaalameen ciidamo ka wada tirsan kuwa gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in shir ay garwadeen ka...

View Article

Isgaarsiintii xiriirka Magaalada Kismaayo oo hawada ka maqan

BALCAD MEDIA: Wararka ka imaanaya magaalda Kismaayo ayaa sheegaya in magaaladaasi ay wali ka maqantahay Isgaarsiintii, wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in xaaladu wali ay tahay mid kacsan,...

View Article

Ciidamo ka tirsan Shabaab-ka Soomaliya oo gaaray Dalka Maali

BALCAD MEDIA: Dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shabaab ayaa gaaray Dalka maali, sida lagu qoray wargeeys ka faalooda arimaha argagaxisada oo ka soo baxa qaaarada afrika uu daabacay, waxaana wargeeysku...

View Article


Deg Deg Ah: Banaan bax haatan ka Socda Madaxtoyada Villa Somalia.

BALCAD MEDIA:  kumaanaan dad ah oo aad ufarabadan ayaa saaka banaanax ka hor dhigaya afaafka hore ee madaxtooyada Soomaliya, waxana dadkaasi ay ka soo banaan baxeen degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir,...

View Article


Halkebuu ku danbeyaa gacan ku dhiiglihii dilay Shiikh C/qaadir (Xog)

BALCAD MEDIA:Dhawaan ayeey aheeyd markii allaha u naxariistee magaalada garoowe lagu dilay Shiikh C/qaadir gacamey, waxaana ruuxii dilay gacanta ku dhigay shacab goobta dilku ka dhacay ka agdhawaa,...

View Article

Puntland oo cambaareysay dagaalkii ka dhacay Kismaayo kuna baaqday inta la...

Dowladda Puntland ee Soomaliyeed ayaa ka hadashay war ka soo baxay maanta 25 February,2013 xaalada Magaalada Kismaayo ,dagaal ka dhacay iyo weliba arinta maamul u samaynta Jubooyinka. War saxaafadeed...

View Article

Kulan balaaran oo haatan ka socda Magaalada Kismaayo. “Warbixin”

BALCAD MEDIA: Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo oo maanta ay gaareen wafdi ka socda dowlada oo isugu jira wasiiro iyo masuuliyiin kale ayaa sheegaya in haatan garoonka diyaradaha uu ka socdo...

View Article

Dad lagu eedeeyay in ay lacag ka xadeen Xafiiska Gaafoow oo CID-da lagu xiray

Muqdisho (Sh.M.Netowrk)— Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay 6-ruux oo lagu eedeeynayo Xatooyo laga geystay Xafiiska Taliyaha Laanta Sodaalka iyo Injisiyadaha Soomaaliya. 6-da...

View Article


Daawo Sawirada:Ciidamada Huwanta oo kaabiga ku haya Degmo Muhiim ah oo...

Wararka aan ka heleyno Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in xiisad iyo dhaq dhaqaaqyo milatari oo aad u xoogan xiligan laga dareemayo Degmadaasi. Goob joogayaal kusugan Degmada Buur...

View Article

Barakac ka socda Kismaayo iyo Hub uruursi laga dareemayo gudaha magaaladaasi

Kadib dagaalo Sabtidii ka dhacay magaalada Kismaayo ee Xarunta ee gobolka J/hoose waxaa xilligaasi wixii ka dambeeyey ka jiray cabsi xoogan oo shacabka soo wajahday. Dadka barakacayaasha ah ayaa waxa...

View Article


Faah faahin ka soo baxaysa Xog iyo lacago lagala baxay xafiiska laanta...

Shabakada Buraannews  ayaa heshay xog dheeri ah oo ku aadan xatooyo habeen ka hor lagu sameeyay xafiiska taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha soomaaliya Jeneraal Cabadulaahi Gaafoow Maxamuud oo ku...

View Article

Mudaaharaad Rabshado Wata oo ka Dhacay Jabuuti

Ciidamada ammaanka ee Jabuuti iyo Taageerayaasha Mucaaradka ayaa isku dhacayo rabshado wataa ay ku dhexmareen caasimadda Jabuuti.

View Article


Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Munaasibad U Qabatay Dhakhaatiir Iyo...

Wasaaradda Xanaanadda  Xoolaha  Somaliland ayaa  Munaasibad u qabatay Dhakhaatiir iyo Kalkaaliyeyaal Jaamacadaha dalka ka soo baxay oo Bartay Aqoonta Fayo Dhawrka Hilibka iyo Xanaanadda Xoolaha, ku...

View Article

Dowlada Soomaliya oo sheegtay in ay la wareegtay Buur-Hakaba

BALCAD MEDIA: Saraakiisha ciidanka dowlada Soomaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen degmada Buur hakaba ee gobolka Baay , iyagoona cadeeyay in ay furantahay wadada xiriirsa Gobolada Baay iyo...

View Article

Deg Deg Ah: Culumo Caan ah oo Dalka Jabuuti Lagu Toogtay.

BALCAD MEDIA:  Sida aan wararka ku geleeyno Culumadii Ugu Caansaneyd Dalka Djibouti oo xaladooda Cafimaad laga soo deyrinaayo Waxaa naloo xaqijiyey in uu Dhawac soo Gaarey labada wadaad oo mid sii...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>