Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Iska-horimaadyo xalay dhex-maray Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee USN...

Magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ayaa waxaa labadii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday isku-dhacyo u dhexeeyay ciidamada ammaanka Jabuuti iyo taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee USN oo...

View Article


Dhoofinta Xoolaha Nool ee Ganacsiga ah oo si rasmi ah sannado kaddib xalay...

Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa laga dhoofiyay markii ugu horreysay xalay xoolo nool oo ganacsi ah, kaddib sannado badan, iyadoo munaasabadda furitaanka ay ka qaybgaleen xubno ka socday dowladda...

View Article


Dekeda Berbera Oo Noqotay Ta Ugu Addeega Qaalisan Iyo Cabsi Laga Qabbo In...

Maxamed Xasan, oo ka mid ah Ganacsatada Somaliland ee xoolaha nool u dhoofiya dalka dibadiisa, ayaa ka hadlay caqabadaha ganacsatada xooluhu kala kulmaan dekeda Berbera iyo sida dekedu uga qiimo...

View Article

EU COMMITMENTS TO SOMALIA

Mogadishu (Shabele.M.Network)Five European ambassadors jointly presented their credentials to Somali President Hassan Sheikh Mohamud in Mogadishu on Tuesday (February 26th), according to a news release...

View Article

Odoyaal iyo Waxgarad ku kulmay Kismaayo oo ka soo horjeestay Shirka Maamul...

Kismaayo (Sh.M.Network)— Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi maanta ay kulan balaaran ay ku yeesheen Odoyaal iyo Waxgarad ka soo jeeda...

View Article


PM URGES GOVERNMENT TROOPS TO BE UPDATED WELL WITH SECURITY

Mogadishu (Sh.M.Network) the prime mister of republic of somalia urges somali forces to be strong and updated with security issues according to there strong hold and improvement of security in the...

View Article

Dad uu ku Jiro Axmed Godane oo Dil lagu Xukumay

Maxkamadda ciidamada ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 12 qof oo uu ka mid yahay, hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo lagu eedeeyey inay fuliyeen falal argagaxisanimo.

View Article

“Waxaanu ugu baaqayaa Xildhibaanada Iscasilay inay dib uga noqdaan...

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Awdal ayaa ka hadlay is-casilaada tobankii xildhibaan ee laga soo  doortay degmooyinka Saylac iyo Lughaya, kuwaas oo uu ugu baaqay inay...

View Article


Guddoomiyaha Guddida Caddaaladda Golaha Wakiillada Somaliland oo Sharci Darro...

Guddoomiyaha guddiga shuruucda ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo sheegay inuu u sharraxan yahay Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inay...

View Article


Dacwada Wariye Koronto iyo Haweeney lala xukumay oo markle dib loo dhigay

Muqdisho (Sh.M.Network)— Dhageysiga Dacwada Wariye C/casiis Koronto ayaa maanta markale dib uga bilaabatay Maxkamadda Racafaanka ee gobolka Banaadir, iyadoona Maxkamadu ay maanta mar kale dib u dhigtay...

View Article

Madaxweynaha Somalia oo Madaxtooyada Kula Kulmay Garsoorayaal uu kala hadlay...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xasaasi ah kula qaatay villa Somalia 60-garsorayaal oo ka kala socday maxkamadda sare, maxkamadda dhexe iyo maxkamadda gobolka...

View Article

Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jaray xafiisyo laga hirgaliyay Qasriga...

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal iskugu jira kuwo cusub iyo qaar dib u habayn lagu sameeyey oo ku yaalla xarunta madaxtooyadda...

View Article

Suxufiyiinta Magaalada Gaalkacyo oo yeeshay kulan ay ku diideen Qodobo ka mid...

Suxufiyiinta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa shalay ku yeeshay xarunta idaacadda Radio Gaalkacyo kulan ay uga hadleen xeerka saxaafadda ee ay dhawaan soo bandhigtay dowladda Soomaaliya,...

View Article


Dawladda Ingiriiska Oo Hirgelisay Website Af-Somali Ku Qoran Oo Lagala Socdo...

Dawladda Boqortooyada Ingiriiska oo bisha May 7-deeda London Shir ugu qabanaysa Somaliya ayaa markii ugu horeysay hirgalisay Website ku qoran Af-Somali, kaasi oo loogu tallo-galay in Somalidu kala...

View Article

Dad Cuduro Ugu Dhintay Bacaadwene Iyo Deegaanka Kala Bayar

13 qof oo ayaa lagu soo warramayaa in 24-kii saac ee ugu dambeeyay ay cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanka Bacaadweyne oo 220 km koonfur kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

View Article


Dab Qasaaro Gaystay Oo Halakeeyay Suuqii Qudaarta Ee Gaalkacyo

Dabkaan oo ahaa Mid laga Wada arkay uuradiisa Qaybaha Gaalkacyo oo dhan ayaan wararku waxa ay Sheegayaan inuu kakacay Koranto iyadoona dabkaan uu keenay inay gudbtaan hanti badan oo ay lahaayeen dad...

View Article

Tartamo Ciyaaro Kubadda Cagta oo ka bilowdey Atlanta

  Guddiga Isboortiga iyo dhaqanka ee Magaaladda Atlanta isagoo fulinaayo qodobadda Dastuurkiisa ayuu waxaa uu ku dhaqaaqay talaabo ku dayasho mudan ka dib markii uu soo abaabulay tartamo Kubadda Cagta...

View Article


M/weynaha iyo Hay'adaha Garsoorka oo Kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay garsoorayaal tiradoodu gaarayso lixdan oo ka kala socday hay’adaha garsoorka iyo maxkamadaha dalka.

View Article

Golaha wasiirada Soomaaliya oo meel mariyay qiimaha canshuur kmg ah oo...

War Saxafadeed Shirkii Golaha Wasiirada. Khamiis, Feb. 28, 2013—–Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay...

View Article

Golaha Xukuumadda oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Muqdisho  (Sh.M.Network)— Ibraahim Isaaq Yarow Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo warbaahinta Magaalada Muqdisho kula hadlay kagadaal markii uu soo idlaaday kulanka Golaha Xukuumadda ayaa waxa uu...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>