Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, ayaa sheegtay abaal marin lacageed oo gaareysa 5 milyan oo dollar in la siinayo qofkii keena macluumaad lagu soo xirayo Cumar Shafiiq Hammaami (Abu-Mansuur Al-Amriki) iyo Jihaad Serwan Mustafa (Anwar Al-Amriki)
↧