Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Dhaqaatiir talyaani ah oo Lawareegay Gacan Ku Heynta Isbitaalka Baladweyne

Baladweyne (Sh.M.Network) Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan  ayaa sheegaya in Magaaladaasi ay Gaareen Dhaqaatiir ka socota Dowladda Talyaaniga kuwaasi oo Lawareegay...

View Article


Ra’isal Wasaare Saacid: Xukuumadeydu wey ilaalineysaa X/Insaanka

Muqdisho  (Sh.M.Network ) Ra’isal Wasaare Saacid oo Maanta Lahadlay Warfidiyeenada Kadib Markii uu kulan la qaatay Dr Shamsu Baari oo ah Khabiir si gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Lasocodka...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku Goodiyay in Xukuumaddiisa ay Dib ula...

    Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay inay dib ula wareegto degmada Xudur ee gobolka Bakool, halkaasoo ay la wareegeen...

View Article

Maxkamadda Hargeysa oo xukun ku ridday Boqor Raabbi oo lagu eedeeyay in uu...

Maxkamadda Hargeysa ayaa maanta xukun laba sano ah ku ridday boqor Raabbi Yuusuf Cabdullaahi laba sano oo xarig ah, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ka qaybgalay shir loo horjeedo madaxbannaanida...

View Article

Daawo Video:Horumarka Balaadhan Ee Ay Ku Talaabsatay Magaalada Borama...

View Article


Obama oo Safarkiisii ugu Horreeyey ku Tagay Israel

Madaxweynaha Maraykanka ayaa Israel ay uga bilaabatay booqasho saddex cisho qaadan doonta oo uu ku kala bixinayo mandiqadda Bariga Dhexe.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadeexo: Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud muxuu ka yiri ciidamda Ajnabiga ah...

video: 

View Article

Kulan Looga hadlayay Maamul U sameynta G.Hiiraan oo Ka dhacay Muqdisho

Muqdisho  (Sh.M.Network )  Kadib kulan Ballaaran oo looga hadlayay Maamul U sameynta Gobolka Hiiraan islamarkaana ay ka soo qayb Galeen Siyaasiyiin iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Hiiraan ayaa Maanta...

View Article


Xildhibaanno Baarlamaankii KMG ka tirsanaa oo ku Baaqay in Loo Gurmado dad ku...

Muqdisho  (Sh.M.Network )  Xubnahani Ka tirsan Baarlamaankii Hore ee Soomaaliya ee Maanta Kulanka ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa kulankooda waxa ay Diiradda Ku saareen xaaladda Beni aadmi nimo ee...

View Article


Dhageyso: Taliska ciidanka badda Puntland oo cambaareeyay madax furasho laga...

Taliyaha ciidamada badda ee Puntland Gen. Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa cambaareeyey lacag dhan 9- milyaan oo doolar oo Burcadbadeedu ku  siidaayeen  markab lagu magacaabo MT Smyrna oo waday hal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqaynta SNTV Aqoonyahano ka soo jeeda Golabada Waqooyi oo taageeray...

video: 

View Article

Somalia: Waa inaan Ku Biirnaa Guddiga XAQM

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho kula kulmay Khabiirka Madaxa Banaan ee Xuquuqda Adanaha QM ee Somaaliya Shamsul Baari, ayaa sheegay in Soomaaliya ay dooneyso inay xubin ka noqoto Guddiga Xuquuqda...

View Article

5 kamid ah ururada siyaasada Puntland oo bayaan cad kasoo saaray...

5 kamid ah ururada siyaasada Puntnland ayaa ku dhawaaqey inaysan  ka qeyb galayn doonin  doorashooyinka golayaasha deegaanka haddii aan la hirgalin qodobo saldhig u ah doorashooyinka. Bayaan kasoo...

View Article


Soomaaliya oo u tartameyso in ay ka mid noqoto Gudiga Xaquuqul insaanka ee...

WAR SAXAAFADEED Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan ku saabsan Xuquuqda Aadanaha la yeeshay Khabiir ka socda Qaramada Midoobay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud...

View Article

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: Somalia waxay u Tartamaysaa ka Mid Noqoshada Guddiga...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan Xuquuqda Aadanaha kula yeeshay maanta xarunta madaxtooyada khabiir Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca xuquuqda aadanaha, Shamsul...

View Article


Gobollada Somaliland oo si Weyn looga Xusay Maalinta Biyaha Adduunka iyo...

Magaalooyinka Somaliland ayaa maanta laga xusay maalinta biyaha aduunka oo si weyn loogu dabaaldegay qiimaha ay leeyihiin biyuhu. Munaasibad balaadhan oo lagu xusayo maalinta biyaha aduunka, ayaa lagu...

View Article

Iskahorimaad khasaare geystay oo Kooxo hubeysan ku Dhexmaray Koonfurta...

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay afar kalena way ku dhaawacmeen iskahorimaad kooxo hubeysan xalay ku dhexmaray koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Taliyaha booliiska magaalada...

View Article


Hammami iyo Mustafa oo Lacag la Dul Dhigay

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, ayaa sheegtay abaal marin lacageed oo gaareysa 5 milyan oo dollar in la siinayo qofkii keena macluumaad lagu soo xirayo Cumar Shafiiq Hammaami (Abu-Mansuur...

View Article

Munaasabadda xuska sanadguuradii 2aad ee Awdal State oo qabanqaabadeedu ka...

Cabdullaahi C/qani Ibraahim oo ah Guddoomiyaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Awdal State ee magaalada kampala dalka Uganda ayaa sheegay inay magaalada kampala ka socota qabanqaabada xuska sanadguurada...

View Article

Kumanaan Dad ah oo ka Barakcay Degmada Xuddur

Mas’uuliyiinta Gobolka Bakool ayaa sheegay in dad ka badan 3 kun oo qoys ay ka barakaceen magaalada Xuddur tan iyo maalintii Axadda markii ay halkaasi ka baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya.

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>