Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Hay’adda daryeelka bulshada Puntland oo maanta kormeertay dadka naadafaha ee...

Hay’adda daryeelka bulashada Puntland ayaa maanta kormeer ku sameysay goobaha lagu xanaaneeyo dadka naafadaha ee ku nool magaalada Garowe. Kormeerkaan waxaa hogaamniyay agaasimaha guud ee hay’adda...

View Article


Alshabaab oo sheegtay qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay Muqdisho.

Kooxda Xarakada ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta  ka dhacay isgoyska ex fiyoore magaalada Muqdisho. Alshabaab ayaa sheegay in qaraxaan u maleegeen Saraakiil ciidanka...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qarixii ismiidaaminta ee maanta Ex-fiyoora

Isniin 18, Mar, 2013… Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta kooxaha nabad diidka ahi la beegsadeed xarunta Ex-Fayora ee degmada...

View Article

Dhageyso: Puntland oo dhul ugu deeqday jaamacadda Bariga Afrika

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta jaamcadda Bariga afrika qeybteeda ku wareejiyey dhul ay dawladda Puntland ugu deeqday. Madaxweyne Faroole oo ka hadlay goobta dhulka...

View Article

Saraakiisha Dowladda oo Wacad Ku maray in La wareegayaan Deegaanno iyo...

Muqdisho (Sh.M.Network) Taliyaha  Gaaska  Labaad Ee  Ciidamada  Xoogga  Dalka  Somaaliyeed Generaal  Cabdullahi   Cismaan Cageey Oo  Lahadlay  Idaacada Shabelle Ee  Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay  In...

View Article


Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Si Kulul U Cambaareeyey Qaraxii Ismiidaamin Ee...

….WARSAXAAFADEED Muqdisho (Sh.M.Network)  Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii bahalnimo ee ay maanta Maleeshiyaadka...

View Article

No distractions to the government’s mission as business continues, says Prime...

18 March 2013 Somalia’s recovery was too far advanced for it to be derailed, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today, sending his condolences to the victims of a terrorist attack in...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qarixii ismiidaaminta ee manta Ex-fiyoora

Ref: XRW/OM/PR 0305/03/13 18, Mar, 2013 War Saxafadeed Isniin 18, Mar, 2013… Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta kooxaha nabad diidka...

View Article


Madaxweynaha oo aad u dhaleeceeyay qaraxii maanta dhacay

(Muqdisho,Soomaaliya, Maarso,17, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa si xoogan u dhaleeceyay qaraxii maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho.“Waxaan tacsi...

View Article


Erag Dhibku Waxa Uu Gaaray Dad Rayid Ah Aniga Waan Caafimaad Qabaa

Taliyaha Nabadd sugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Erag oo goordhow warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay tahay mid wanaagsan, oo aysan...

View Article

In ka Badan 50 Qof oo ku Dhintay Ciraaq

Saraakiisha dalka Ciraaq ayaa sheegay in qaraxyo baabuur iyo weerarro kale oo ka dhacay xaafadaha ay dagan yihiin dadka Shiicada ee Baghdad ay ku dhinteen in kabadan 50 qof, 160 kalena ay ku dhaawacmeen.

View Article

7 qof oo ay ku jiraan Burcad badeed oo maanta lagu xukumay magaalada Muqdisho

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta fulisay xukuno kala duwan oo lagu riday dad lagu soo eedeeyay dambiyo kala duwan, waxaana guud ahaan dadka maanta la xukumay ay gaarayeen ilaa 7 ruux. Dadka la...

View Article

Dhageyso: Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland oo siideysay rag dambiyo...

Maxkamadda racfaanka ee ciidamada qalabka sida dowladda Puntland ayaa maanta sii daysay 13- qof oo horay hal sano ilaa iyo  sadex sanadood oo xabsi ah ay ku riday maxkamadda militariga Puntland. Shan...

View Article


Guddiga Amniga Baarlamaanka oo kulan Ka yeeshay Qaraxii Ismiidaamin ee shalay...

Muqdisho (Sh.M.Network)  Kadib  Kulan  ay  Maanta  Kuyesheen  Magaalada  Muqdisho  Gudiga  Arimaha  Gudaha  Iyo  Amniga  Baarlamanka  Somaaliya  Ayaa  kulankooda  Waxeey  Diirada  Ku  Saareen...

View Article

Mareekanka oo Si aad ah U Cambaareeyay Qaraxii Ex-fiyoore ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) U qaabilsan dowladda Mareekanka  Soomaaliya Ambasador James Swam ayaa waxa uu si kulul u Cambaareeyay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Ergayga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamij-ka Arimaha Bulshada Ismaaciil Muxumud

Barnaamij-ka Arimaha Bulshada Ismaaciil MuxumudMuxaadaro Cusub Dikriga Allah (swt) ~ Sheekh Maxamed Kaariyeby TazkiyahNET 951 views · 36:46. Watch Later Radiohormuud - Ismaaciil Yareby Maxamed- Amin...

View Article

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukunno Kala duwan ku Riday eedeysanayaal...

Muqdisho (Sh.M.Network) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta u Fariisatay Dacwadda eedeysanayaal kala duwan kuwaasi oo qaar ka mid ah ay Xukunno ku riday halka kuwa kala dib ay u dhigtay Dacwadooda....

View Article


Wariye Nuxurkey oo Lagu Aasay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) Allaha U Naxariistee Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Lagu aasay Max’ed Cali Nuxurkey oo Kamid ahaa Howl Wadeenada Idaacadda Mustaqbal ee Magaalada Muqdisho kaasi oo u...

View Article

Wadaad Caan ah oo Meydkiisa Lagu arkay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Xudur (Sh.M.Network) Wararka Ka imaanaya Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool oo sanad kadib dhawaan ay gacanta ku dhigeen Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay kuwaramayaan in Saaka Lagu arkay Gudaha...

View Article

Lacago Loo soo waday Koofurta oo Lagu qabtay Deegaanno Ka tirsan Puntland

Boosaaso  (Sh.M.Network) Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa Gacanta ku dhigay Lacago Fara badan oo shilin Soomaali ah kuwaasi oo Laga Kala qabtay Magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe. Wararka...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>