Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Hay’adda daryeelka bulshada Puntland oo maanta kormeertay dadka naadafaha ee Garowe(Sawiro).

$
0
0

Hay’adda daryeelka bulashada Puntland ayaa maanta kormeer ku sameysay goobaha lagu xanaaneeyo dadka naafadaha ee ku nool magaalada Garowe.
Kormeerkaan waxaa hogaamniyay agaasimaha guud ee hay’adda daryeelka bulshada Puntland Xuseen Maxamuud Maxamed ‘ Xuubsireed’
Inta lag jiro lagu jiray howshaan  waxaa hay’addu la kulantay dad ubadnaa caruur oo ay ka muuqatay nolol xumo iyo dayac aan halkaan lagu qiyaasin Karin.
Waxaa dadkaasi ku jiray caruur jismi ahaan aan dhameystirnayn iyo kuwa dhimirka la’a oo intooda badan ay gacanta ku hayaan  eheladooda.
Waxaa kale oo ay hay’addu booqatay dugsiyo  wax lagu baro dadka indhoolayaasha iyo agoomaha oo iyaguna laga dareemayay daruufo badan oo dhinac walba ah.

Buraannews.com- Garowe
 
 
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>