Xudur (Sh.M.Network) Wararka Ka imaanaya Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool oo sanad kadib dhawaan ay gacanta ku dhigeen Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay kuwaramayaan in Saaka Lagu arkay Gudaha Magaaladaasi Meydka Sheekh Cabdi Raxmaan Macallin Warsame oo ahaa Wadaad si weyn Looga yaqaanay Degmada Xudur oo xalay Gurigiisa ay Kala Bexeen Rag Hubeysan sida wararku ay sheegayaan kadibna isagoo qoorta ka go’an Saaka Lagu arkay Xaafad Ka mid ah Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Dadka Deegaanka oo lahadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in Markii ay arkeen Meydka Sheekh Cabdi Raxmaan Maca
↧
Wadaad Caan ah oo Meydkiisa Lagu arkay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
↧