Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Dhageyso: Taliska ciidanka badda Puntland oo cambaareeyay madax furasho laga qaaday markab u afduubnaa Burcadbadeeda.

$
0
0


Taliyaha ciidamada badda ee Puntland Gen. Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa cambaareeyey lacag dhan 9- milyaan oo doolar oo Burcadbadeedu ku  siidaayeen  markab lagu magacaabo MT Smyrna oo waday hal milyan oo shidaal ceyriin ah.
Wuxuu taliyuhu sheegay in lacagaha madax furashada ay dhiiri galinayaan kooxaha Burcadbadeeda.
Waxaa kale taliyuhu uu ka warbixyay howgalo lagula dagaalamayo kooxdaha burcadbadeedda Soomaaliya oo maraakiibta ku haysta xeebaha Puntland.
Wuxuu sheegay in xeebaha Puntland lagu sameeyo  kormeer lagu ogaanayo amaankooda.
Weerarada burcadbadeeda Soomaalida ayaa hoos u dhacay sanadkii 2012 , Waxaana gaareen in kayar 59%.
Waxaana hoos u dhacaan uu ka dambeeyay markii si weyn loo adkeeyay amaanka xeebaha Soomaaliya .
halkaa ka dhageyso
Gen Cabdirisaaq Diiriye Faarax taliyaha Ciidamada badda Puntland sax
Buraannews.com- Garowe.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>