Madaxweynaha soomaaliya ayaa xalay khudbad uu ujeediyey jaaliyadda soomaalida ee dalka imaaraadka carabta waxa uu ku sheegay in la joojiyo aflagaado uu sheegay in loo geysto ciidamada dowladda Soomaaliya, Roob taagan si waxa uu utaagan dalkan oo dhan dadka ayuu ka dhexeeya qofkawaxa uugugu qiima badan oo bixiyo mushaar fiican ma heysto haddii uu dhaawcmo ,dhinto ,ayuu taagan yahay mushaar ma qaatan jenanka iyo asriga dablaha ah waxay qaataan hal musshaar 4 bilood ayey marka qaar kamqantahay.
Dowladda inuu ixtiraamo aad iyo aad ayaan u tiiraanyooda markala iisheego ilmo agoon qalab ma heystaan mararka qaar rasaasta inay ka godo looma tabarin, Go,aan waxaan ku gaarnay inaan askari dambe dibadda lagusoo tabarin, dhaqankii hore wax laga bedelo oo xeryo loo sameeyo hadda waxaa la sameynayaa 4 xero iyo xero tababar arrinta noogu daran bwaa hub la,aam waayo mararka qaar waad ma qasheen ciidamada dowladda waxay tageen meel hebla hadana dib ayey uga soobaxeen taasi waxa ay ku timid hubla’aan.
↧
Madxweyne Xasan Sheekh:- Waan soo gadankarnaa hubka aan rabno, ciidmada Soomaaliya ma heystaan…
↧