Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii Farmaajo oo xil culus looga magacaabay...

Madaxweyneynaha Maamulka Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magacaabay Taliyaha cusub ee Sirdoonka Puntland waxaana loo magacaabay Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradii Kaluumeysiga...

View Article


Wafdi ka socda dowladda Kanada oo magaalada Muqdisho ku soo fool leh iyo...

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ku soo fool leh wafdi ka socda dowladda Kanada oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Mr. John Baird, kaas oo sida la...

View Article


Khasaarihii ka soo gaaray ciidamada AMISOM dagaalada Soomaaliya oo la...

Idaacad fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo North Country public radio ayaa wax ka qortay sheeko ku saabsan khasaaraha nafeed ee ciidamada Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya ee AMISOM...

View Article

Ra’isal Wasaare Saacid oo Shacabka Sh/dhexe u ballan qaaday in ay wax ka...

Muqdisho (Sh.M.Network) Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in ay Wax ka qabanayaan dhibaatooyin ay u soo Gudbiyeen Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan...

View Article

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Somaliland iyo dhowr ruux oo kale...

Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida ee maamulka Somaliland iyo dhowr ruux oo kale ayaa ku geeriyooday daadad xoogan oo uu soo rogay Dooxa Lafa ruug  ee u dhaxeeya magaalooyinka hargeysa...

View Article


Baarlamaanka oo Maanta ku kulmaya Xaruntooda Golaha Shacabka Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta La filayaa in ay isugu yimaadaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho iyagoo ka doodi doona Safarrada...

View Article

Taliyihii Ciidanka Nabad Sugid Kismaayo oo Jeelka La dhigay

Kismaayo (Sh.M.Network) Taliyihii Ciidanka Nabad Sugidda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Isaaq Max’ed Kheyre Boqorow ayaa La sheegay in ay Xabsiga Dhigeen Ciidamo ka tirsan...

View Article

Mudane Baarlamaanka Ka tirsan oo sheegay in dowladda Kismaayo ay kula shirtay...

Muqdisho (Sh.M.Network) Mudane Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shirkii ka dhacay Magaalada Kismaayo ay qayb ka ahaayeen Kooxo kala aragti duwan. Xildhibaan Max’ed Max’ud Ibraahim (...

View Article


Ciidamo Boolis ah oo La geynayo Shabeelaha Dhexe

Jowhar (Sh.M.Network)  Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in Ciidamo Boolis ah La geyn doono Deegaanno iyo Degmooyin Ka tirsan Gobolkaasi. Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda...

View Article


Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Ka gaabisay dib u qabsashada Xudur

Muqdisho (Sh.M.Network) Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay Ka gaabisay dib ula wareegida Magaalada Xudur Gobolka Bakool. Xildhibaan Yacquub Cali Max’ed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka...

View Article

Xarakada Al-shabaab oo sheegtay inay guulo ka gaartay weeraro kala duwan oo...

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegay inay khasaare ugu geystay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM weerarro ay ku qaaday saldhigyo ay ku leeyihiin gobolka Shabeellada Hoose oo ay ku jirto degmada...

View Article

Madxweyne Xasan Sheekh:- Waan soo gadankarnaa hubka aan rabno, ciidmada...

Madaxweynaha soomaaliya ayaa xalay khudbad uu ujeediyey jaaliyadda soomaalida ee dalka imaaraadka carabta waxa uu ku sheegay in la joojiyo aflagaado uu sheegay in loo geysto ciidamada dowladda...

View Article

Shirweynihii uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay ka furmaya...

Waxaa lagu wadaa in Saakay oo ay bisha April ku beegantahay 1-da uu magaalada Muqdisho ka furmo Shirweyne uu horay u iclaamiyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo looga hadlayo...

View Article


Dowladaha Imaaraadka iyo Soomaaliya oo Heshiis is afagarad ah Saxiixday

Dubai (sh.M.Network ) Sida ay daabacday Wakaaladda Wararka ee isku tagga Imaaraadka Carabta Dowladaha Soomaaliya iyo dalkaasi ayaa  waxa ay Saxiixdeen Heshiis dhinacyo badan taabanaya kaasi oo u Gogol...

View Article

UAE, Somalia sign agreement

Dubai (sh.M.Network ) Abu Dhabi: The United Arab Emirates (UAE) and Somalia have signed a memorandum of understanding (MoU) to further bilateral relations in political, security, diplomatic, economic,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Radio Mustaqiim Muxaadaro Saliga Nabiga NNKH Sh.C_llaahi Cali Aadan Studio...

Radio Mustaqiim Muxaadaro Saliga Nabiga NNKH Sh.C_llaahi Cali Aadan Studio Nairobi 1From:mustaqiimmedia mustaqiim Views: 01 ratings Time: 42:04 More inMusicmuxaadaro: 

View Article

Ra’isal Wasaare Saacid oo Kulamo La leh qaybaha Bulshada ku nool Garbahaareey

Garbahaareey ( Sh.M.Network ) Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulamo Looga hadlayo Maamul U sameynta Jubbooyinka Garbahaarey waxa uu kula leeyahay Qaybaha Bulshada Gobolkaasi. Ra’isal...

View Article


Shir Weyne Garsoorka Looga hadlayo oo Maanta Ka furmaya Muqdisho

Muqdisho ( Sh.M.Network )  Shir weynahaan oo dib u habeyn Loogu sameynayo Garsoorka dalka oo ay ka soo qayb galayaan Madax iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya , qaybaha Kala duwan...

View Article

Taliska Milatariga dowladda oo Ciidamo geeyay Magaalada Marka

Marka ( Sh.M.Network ) Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa geeyay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose Ciidamo si weyn u suga Ammaanka Magaaladaasi. Taliyaha Gaaska Labaad ee...

View Article

Mudane Xukuumadda ugu baaqay in ay Go’aan ka gaarto Maamul U sameynta...

Muqdisho ( Sh.M.Network )  Xildhibaan Ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xukuumadda ugu baaqay in ay Go’aan ka gaarto Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka isagoo dhanka kalana Baaq...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>