Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Ciidammo ka tirsan AMISOM oo wata Gaadiidka Gaashaaman iyo Dabaabado oo illaa...

Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM oo aad u fara badan ayaa shalay gallinkii dambe illaa xalay gaarayay magaaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kuwaasoo maray dhinaca dhulka waxayna fariisimo ka...

View Article


HRW oo Dhaleeceysay Dowladda Ethiopia

Hay'adda Xuquuqda Aadanaha u dooda ee Human Rights Watch, ayaa warbixin ay soo saartay waxa eedeyn kulu u soo jeedisay dowladda Ethiopia, oo ay ku eedeysay inay xadgudubyo u geysato dadka muslimiinta...

View Article


Galmudug oo Ciidamadeeda Amar ku siisay in ay toogtaan Kooxaha falalka Amaan...

Gaalkacyo ( Sh.M.Network )  Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Amniga Galmudug Max’ed Xasan Gaaraxo oo Maanta Ciidamo Boolis ah kula hadlayay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ....

View Article

Dhageysi: Barlamaanka Puntland oo maanta dood kulul ka yeeshay xeerka dib u...

Mudanayaasha  barlamaanka Puntland ayaa maanta dood kulul  ka yeeshay xeerar  dib u eegis loogu sameynayo doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland kaas oo dhawaan ay soo gudbiyeen  golaha xukuumada...

View Article

Askar Kenyan ah oo lagu Toogtay Gaarisa

Magaalada Gaarisa ee Gobalka Woqooyi-bari ee Kenya, ayaa maanta duhurkii dabley hubaysani ay ku toogteen laba ka tirsan ciidamada amniga ee dharcadda ah ee kenya, waxaana ay dhaawaceen mid kale.

View Article


Blasts occur near ministry of defense offices in Mogadishu.

Mogadishu (sh.M.Network ) blasts that caused different damages occurred at the ministry of defense offices in Mogadishu today. The blasts which were made from land mines which are controlled from long...

View Article

Ururka Qareennada Somaliland oo Golaha Wakiillada Somaliland ugu Baaqay in ay...

Ururka Qareenadda Somaliland, ayaa ugu baaqay golaha Wakiiladda inay sameeyaan xeerka mihnadda qareenimo lagu nidaamiyo oo tayo leh si loo helo cadaalad iyo xeer madax banaan oo waafaqsan xeerarka...

View Article

Koox ka dhisan Columbus OHIO oo ku Guuleysatay Koobka Indoor Soccer Cup oo...

Maalintii Axadda ahayd ee lasoo dhaafay ayaa waxaa (31 Maarso, 2013), waxaa lagu soo gaba-gaboobay tartankii 13- aad ciyaaraha kubadda cagta ee Indoor Soccer Cup magaalada Columbus ee gobolka Ohio....

View Article


Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Turkiga U Diraysa Toddobaadkan Wefti Hordhac U...

   Xukuumadda Somaliland ayaa sideeda bishan u diraysa Dalka Turkiga koox Wasiiro ah oo hordhac u noqota Safar uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagayo Dalkaasi si uu wadahadalo ula furo Madaxweynaha Somaliya...

View Article


Ardayda Jaamacada EELO Ee Borama Oo Doortay Gudoon Cusub & Maamulka Jaamacada...

View Article

Dhageysi: Wasaaradda beeraha Puntland oo dhagax dhigatay xarun cusub.

Dowladda Puntland oo maanta dhagax dhigtay dhismo cusub oo loo soo dhisayo wasaarada beeraha iyo waraabka Puntland Xaruntaan cusub oo laga dhisayo duleedka waqooyi ee Garowe oayaa waxaa dhagax dhigay...

View Article

Dhegayso : Madaxweyne Axmed Siilanyo oo ka hadlay Horumarin lagu sameeyey...

   Madaxweyne Siillaanyo  HARGEYSA SOMALILAND

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tilmaamaha Wanaagsan Qaybtii 3aad Sh/Abdiqadir Boobe

Tilmaamaha Wanaagsan Qaybtii 3aad Sh/Abdiqadir BoobeFrom:alminhajmedia Mahad Views: 00 ratings Time: 31:33 More inPeople & Blogsmuxaadaro: 

View Article


Dhegayso: Faysal Cali Waraabe oo eedaymo u jeediyey Madaxweynaha Somalia iyo...

  faysal cali waraabe  HARGEYSA SOMALILAND

View Article

Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida Somaliland oo si heer...

Alle Ha u naxariistee waxa Maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada hargeysa Gudoomiye Ku xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida Marxuum-Sheekh Axmed Nuux Furre oo sida la sheegay u jiifay xanuun in...

View Article


Dhegayso: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland oo ka hadlay Xarun...

  wasiirka kalluumayisga  HARGEYSA SOMALILAND

View Article

Kulan Looga soo Horjeedo shirka Maamul u sameynta oo ka dhacay Kismaayo

Kismaayo (Sh.M.Network ) Kulankaan oo ahaa mid ballaaran islamarkaan ay ka qayb Galeen Odayaal waxgarad iyo Siyaasiyiin  ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NEW MUXAADARO SHEIKH SAID RAGE ( IN TIME OF DIFFCULTY )

NEW MUXAADARO SHEIKH SAID RAGE ( IN TIME OF DIFFCULTY )THIS IS GOOD MUXAADARO. From:albadaris Views: 10 ratings Time: 40:49 More inEducationmuxaadaro: 

View Article

Taliska Booliska Soomaaliyeed iyo Qaramada Midoobay oo Ka wada hadlay ka...

Muqdisho (Sh.M.Network ) Kulankani oo ahaa Mid ay isugu Yimaadeen Xafiiska Ka hortagga Xad  Gudubyada Loo Geesto Haweenka ee Qaramada Midoobay iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta...

View Article

R/wasaare Saacid oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti

Jabuuti (Sh.M.Network)—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live