Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Masuuliyiinta kala Duwan ee Ismaamulka Somalida Itoobiya oo lagu sameeyey...

  Masuuliyiinta kala duwan ee Ismaamulka Dawlada Deegaanka Somalida ee Itooboya, ayaa lagu sameeyey isku shaandhayntii ugu ballaadhnayd iyo sida loo kala Bedelay waxaanay kala yihiin sidan:-...

View Article


Haweeney is qarxin Rabtay oo Lagu qabtay Kismaayo

Kismaayo (Sh.M.Network ) Haweeney Looga shakiyay in ay isku Qarxin Rabtay Madasha Shirka Kismaayo ayaa Ciidamada Raaskaambooni Maanta waxa ay ku qabteen Magaaladaasi. Ciidamada Raaskaambooni ee Gacanta...

View Article


Midowga Afrika oo soo dhaweeyay imaashiyaha Ciidamada Serra Leon ee Soomaaliya

Muqdisho (Sh.M.Network )  Max’ed Saalax AL Nadif Ergayga Gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa si weyn u  soo dhaweeyay Ciidanka Dowladda Serra Leon ee dhawaan soo gaaray dalka...

View Article

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shaqaalaha...

Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu hambalyo u dirayaa dhamaan shaqaalaha miinada iyo walxaha qarxa Maalinta miinada oo ku beegan 4 April 2013 awgeed....

View Article

Dhageyso: Puntland oo fasaxday saddexdii idaacaddood ee hawada laga saaray.

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa goor dhoweyd oo galabta ah si rasmiya ugu dhawaaqey in ay la fasaxay saddex idaacaddood oo shalay shaqo joojin lagu sameeyay kadib amar kasoo...

View Article


Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Fulisey Hawl-gal Lagu Bannaynayo Biyo-mareenno

Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta fuliyey olole balaadhan oo lagu bannaynayo qaar ka mid ah biyo-mareenno ay xannibeen roobabka gu’ga ee dhawaan ka curtay caasimadda...

View Article

Dowladda Jabuuti oo Gaadiidka Gaashaaman iyo kuwa Ciidamada Xamaara ugu...

   Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dowladda Jabuuti gaadiid ay ugu deeqday ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaasoo ay ku jiraan kuwo ciidamada...

View Article

Galmudug Oo Ka Qayb Galaysa Xal u Helida Jubooyinka Iyo Qaybdiid Oo Ku Wajahan

  Ilawareedyo Lagu Kalsoon yahay ayaa Sheegay in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Jen.Cabdi xasan Cawaale Qaybdiid Iyo Xubno  Ka Mida Xukuumadiisu ay u anbabixidonan Magaalada Kismaayo ee...

View Article


Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Deegaanno Hoostaga Gobolka Hiiraan

Baladweyne  (Sh.M.Network ) Wararka Laga Helayo Tuulada Kabxanleey Gaar ahaan Deegaanka Geed Dheer oo qiyaastyii 35 Km dhanka Waqooyi kaga aadan Magaalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan ayaa ku soo...

View Article


Odayaasha Dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye oo Baaq Cabasho ah u Jeediyay...

Muqdisho (Sh.M.Network ) Nabadoon Axmed Diiriye Cali Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa  uu ka hadlay...

View Article

Somaliland oo ka hadashay Hubka ay Jabuuti ugu deeqday Dawladda Somalia,...

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay sida ay u aragto Hub iyo Gaadiid Millateri oo ay Jamhuuriyadda Jabuuti shalay ugu deeqday dawladda Federaalka Soomaaliya. Isla markaana, waxay Somaliland sheegtay...

View Article

Boqor Buur-madaw oo ka soo horjeestay Shidaal iyo Macdan laga qodo...

Boqor Cismaan Aw-Maxamuud (Buurmadow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay in aanu jirin majare sugan oo ka dhexeeya masuuliyiinta Xukuumada talada haysa, sidaa darteedna ay kala...

View Article

Shirkii dib u habeenta Garsoorka oo Muqdisho lagu soo gabogabeeyay (Sawirro)

Muqdisho (Sh.M.Network ) Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay Shirweynihii qaran ee loogu Magacdaray dib u habeenta Dastuurka kaasi oo muddo 5-cisho ah ka soconayay Magaalada...

View Article


Muqdisho oo habeenkii iftiimeysa

Ku dhawaad laba sano markii al-Shabaab laga saaray magaalada, nolosha Muqdisho waxa ay ku soo laabaaneysaa caadi. Mid ka mid ah waxaayabaha sida weyn loo dareemayo waa dib u soo noqoshada nolosha...

View Article

“Madaxtooyadu Dalka Ma Laha… Shirka Turkigana Intii Cid La Eedayn Lahaa In...

Abwaanka Caanka ah Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) , ayaa ka hadlay sida uu u arko Wada hadallada la filayo inay dhawaan Dalka Turkiga uga furmaan Dawladdaha Somaliland iyo Somalia, kaas oo ay...

View Article


Cismaan Hindi Oo Xisbiyada Mucaaridka Ah Ku Eedeeyey Inay Ka Gaabiyeen...

Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan-Hindi) ayaa Axsaabta Mucaaridka ah ee dalka ka jira ku canaantay inay yihiin qaar Xukuumadda u dhego nugul oo aan had iyo jeer codkooda ku toosin waxyaabaha...

View Article

Dawladda Kenya Oo Sheegtay Inay Qaar Ka Mid Ah Ciidamadeeda Ka Tirsan Amisom...

Dawladda Kenya ayaa shaacisay in qayb ka mid ah Ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya ee ka tirsan AMISOM ay kala baxayso koonfurta Soomaaliya, ka dib markii halkaasi la geeyy Ciidamo ka socda DalkaSierra...

View Article


AL-JAABIRI Oo Killilka Shanaad U Tegay Inuu Xoolo Ka Dhoofiyo Iyo Saamaynta...

Ganacsadaha wayn ee u dhashay Dalka Sucuudiga ee Somaliland kula jira Heshiiska dhoofinta Xoolaha ee Dekedda Berbera Al-jaabiri, ayaa Magaalada Jigjiga ee Xarunta is maamulka Somalida Itoobiya u tegay...

View Article

Madaxweynaha Killilka Shanaad Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Suldaan Xuseen Xaaji...

Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya  Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa shalay Xafiiskiisa Jigjiga Ku Qaabiley Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland, waxaanay...

View Article

Kulankii Wadatashiga Garsoorka Soomaaliya Oo Lasoo Gaba Gabeeyay

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>