Wararkii Ugu Danbeeye Dagaalo Caawa Soo Gaaray Oo kadhacay Magaalada Marka...
Wararka aan haatan kaheeyno Magaalada kismaayo ayaa shegaya in xaalada caawa tahay mid aad u dagan ayadoo mararka qaar laga maqlaayo rasaas xoogan oo cirka loo ridaayo. Galabnimadii maanta aya...
View ArticleWasiirka Arimaha Gudaha Kulan Xasaasi ah Goor dhow kuqabtay Magaalada...
Kismaayo, March 28,2013——Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta hotelka Tawakal oo ay degan yihiin wafdiga ballaaran...
View ArticleMUXAADARO CUSUB DARDARANADII NABIGA ( SCW ) SIIYAYA DUMARKA SH MAXAMED CUMAR...
MUXAADARO CUSUB DARDARANADII NABIGA ( SCW ) SIIYAYA DUMARKA SH MAXAMED CUMAR DIRIR 2013From:albadaris Views: 00 ratings Time: 51:41 More inEducationmuxaadaro:
View ArticleSU'AALO IYO JAWAABO CUSUB SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013From:albadaris Views: 10 ratings Time: 54:46 More inEducationmuxaadaro:
View ArticleNoqo Qof Waxtar leh Mutamrki,Oslo,Norway 23.03.2013 Sh.,Dr Cali Maxamed Saalax
Noqo Qof Waxtar leh Mutamrki,Oslo,Norway 23.03.2013 Sh.,Dr Cali Maxamed Saalaxhttp://www.facebook.com/taleex.wacaan http://www.youtube.com/user/TaleexWacaanhttp://twitter.com/taleexwacaan Please...
View ArticleMu'tamarki Oslo Norway 23.03.2013 Taarikhdi Tatarka Qeybti 7aad - Sh. Mustafe...
Mu'tamarki Oslo Norway 23.03.2013 Taarikhdi Tatarka Qeybti 7aad - Sh. Mustafe X. Ismaaciilhttp://www.facebook.com/taleex.wacaan http://www.youtube.com/user/TaleexWacaanhttp://twitter.com/taleexwacaan...
View Articlesiirada nabiga csw part2 al ustaad m, nuur
siirada nabiga csw part2 al ustaad m, nuurFrom:abukar abshirow Views: 00 ratings Time: 29:22 More inFilm & Animationmuxaadaro:
View ArticleDhibaatada Tahriibta iyo Qisooyin - Sh. Maxamed Idris
Dhibaatada Tahriibta iyo Qisooyin - Sh. Maxamed Idrishttp://www.facebook.com/taleex.wacaan http://www.youtube.com/user/TaleexWacaanhttp://twitter.com/taleexwacaan Please subscribe to our channel:...
View ArticleWadahadaladii Kismaayo oo Guuldarraystay
Wadahadaladii u dhaxeeyay DF iyo MKMG ee Kismaayo ayaa guuldarro ku dhammaaday, kadib markii qolo walba ku adkaysatay in iyaga looga danbeeyo dhismaha maamulka Jubbooyinka. RW Saacid ayaa maanta dib...
View ArticleSomali lagu xukumay xabsi Norway SNTV
Somali lagu xukumay xabsi Norway SNTVWariye xasan raasto. From:hassan mohamud Views: 00 ratings Time: 03:54 More inNews & Politicsmuxaadaro:
View ArticleXaaladda Mandela oo ka soo Reyneysa
Xaaladda Madaxweynihii hore ee Koonfur Africa Nelson Mandela ayaa ka soo reyneysa, ka dib markii uu xanuun kaga dhacay sambabada
View ArticleBuukaanada qaar ee Baladweyne kula ildarnaa Cudurka Shuban Biyoodka oo Loo...
Baladweyne (Sh.M.Network) Dr Cabdi Waaberi Geedi oo ah Madaxa Caafimaadka Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo La hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee...
View ArticleAMISOM oo qorsheeneysa in ay isku sii Fidiso Gobolka Hiiraan
Baladweyne (Sh.M.Network) Korneel Ibraahim Cali Faarax oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka AMISOM ee Ku sugan Magaalada Baladweyne oo Lahadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...
View ArticleWadahadaladii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Kismaayo...
Wadahadaladii u dhexeeya xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa guul-darro ku dhammaaday kadib markii la isku fahmi waayay wadahadallo socday shantii maalmood ee lasoo dhaafay,...
View ArticleRa’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ka warbixiyey wadahadaladii...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo gelinkii dambe ee shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa warbaahinta uga warbixiyay wadahaladii...
View ArticleDowladda Soomaliya oo helaysa hubkii ugu horeeyay tan iyo markii laga qaaday...
Madaxweynaha Soomaaliy Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay rajeynayaan inay helaan hubkii ugu horreeyay tan iyo markii laga qaaday cunno-qabateyntii hubka ee saarnayd Soomaaliya in ka badan 20...
View ArticleCiidamo dheeraad ah oo gudaha u galay magaalada Kismaayo iyo warar kala duwan...
Ciidamo aad u tiro badan oo katirsan dowladda Soomaaliya islamarkaasina mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa duleedka magaalada kismaayo ayaa shalay gudaha u galay magaaladaasi, iyadoo ciidamadaasi la...
View ArticleMadaxweynaha Mareykanka oo hogaamiyaal ka socda Afrika kala hadlay dagaalka...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brak Xusein Obama oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyayaal ka tirsan wadamada Africa ayaa uga digay in wadamadooda ay ku fidaan Ururada islaamiga ee ka jira Qaarada Africa...
View ArticleAfhayeenka Raaskambooni:- Xubnihii ka socday dowladda Soomaaliya ee naloo soo...
Afhayeenka Maamulka KMG ee Kismaayo C/naasir Seeraar ayaa ka hadlay wada hadaladii la isku mari waayay ee u dhaxeeyay iyaga iyo dowladda Soomaaliya, isagoo ku adkeystay inaanay wada hadaladu xirmin oo...
View Article