Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Ra’isal Wasaare Saacid oo Goor dhow La filayo in uu soo Gaaro dalka

$
0
0

Muqdisho  (Sh.M.Network ) Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Xalay Gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Waddanka Kenya ayaa Maanta Lagu wadaa in uu dib ugu soo Laabto Magaalada Muqdisho.
Sida ay ku soo waramayaan wariyaal iyo Camero Mano ka tirsan Idaacadda iyo Tvga Shabelle  oo ku sugan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Air-Port ee Magaalada Muqdisho  waxaa Goor dhow La filayaa in Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliyaiyo iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho.
Wariyeheenna Cali Axmed Cabdulle ( Cali Soomaali ) ayaa soo sheegaya in Daqiiqado kadib Lagu war geliyay in Ra’isal Wasaaraha uu ka soo degayo Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wixii Faah faahin ah kala soco Shabelle.net


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>