IMF oo dib u Aqoonsatay Dowladda Somalia
Hay'adda Lacagta Aduunka (IMF) ayaa ku dhawaaqday in Somalia ay aqoonsatay oo ay soo celineyso xiriirkii kala dhaxeeyay 22 sanadood ka dib
View ArticleSanduuqa Lacagta Adduunka oo Aqoonsaday Dowladda Soomaaliya
Muqdisho (Sh.M.Network) Xiriir Wada shaqeyn oo go’naa Muddo 22-sano ah ayaa Santuuqa Lacagta Aduunka (IMF) uu dib u soo celinayaa sida lagu sheegay Bayaan ka soo baxay Xafiiskooda.“International...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay is Fahmeen Maamulka Soomaaliland
Ankara (Sh.M.Network) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Isfahan uu dhexmaray Maamulka Soomaaliland Kadib kulamo Horudhaca oo ay ku yeesheen Masuuliyiin Labada dhinac ah dalka Turkiga Iyadoo...
View ArticleIMF recognises Somalia government after 22-year break
Mogadishu (Sh.M.Network) President Hassan Sheikh Mohamud’s government is winning approval from international donors The International Monetary Fund has recognised the government of Somalia after a...
View ArticleWaxgarad dowladda Ka dalbaday in Kenya ay kala hadasho in ay Fara Gelinta Ka...
Muqdisho (Sh.M.Network) Siyaasiyiintaan iyo Waxgaradkaan Ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in dowladda Kenya ay Kala hadasho Joojinta Fara Gelinta ay ku Heyso...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh: Ciidanka dowladda Dhowrista Xuquuqda Aadanaha Halagu...
Muqdisho (Sh.M.Network) Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka hor hadlayay Boqolaal Ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ciidanka Qaranka ay...
View ArticleC/qeybdiid: Laheystayaal ayaan Burcad badeeda Ka sii deyneynaa
Muqdisho (Sh.M.Network) Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay dadaal Ugu Jiraan sii deynta dad Ajnabi ah oo in Mudda ah Gacanta ugu Jiray Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida Kuwaasi oo Lagu...
View ArticleRoobab iyo Daadad is Wata oo ka da’ay Sh/Hoose
Marka (Sh.M.Network) Roobabkaan ayaa saacadihii u dambeeyay waxa ay ka da’ayeen deegaanno Hoostaga Gobolka Sh/Hoose kaasi oo watay daadad iyo Fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabelle. Wararka ka imaanaya...
View ArticlePresident Hassan Sheikh: Somali Forces to be taught to respect human rights.
MAALIK_SOM APRIL 13, 2013 COMMENTS OFF Mogadishu (sh.M.Network) Hassan sheikh Mahmud the president of the federal republic of Somalia said that the Somali Defense force should be taught to respect...
View ArticleThe Federal Government of Somalia and Somaliland Talks
MAALIK_SOM APRIL 13, 2013 COMMENTS OFF Ankara (sh.M.Network ) th federal government of Somalia says the first phase of the meeting held between the Federal government and Somaliland is went on smoothly...
View ArticleMuxaadaro-Muhiim Ah ((Islaamka Iyo Qurbaha)) Li Sh Maxamed .Cabdi Umal...
Muxaadaro-Muhiim Ah ((Islaamka Iyo Qurbaha)) Li Sh Maxamed .Cabdi Umal XafidahullaahPlease subscribe to our channel: http://www.youtube.com/subscription_center?add_user=AltaqwaaNetwork. From:Qolka...
View ArticleWadahadalladii Ka Soconayey Magaalada Ankara Oo Lasoo Gebagebeeyey Iyo...
Ankara (Sh.M.Network) Kadib Markii Xalay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku soo Idlaaday Wada hadalladii dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa Laga soo saaray qodobo Labada dhinac ay wada...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi...
Bujumbura, April 13, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga...
View ArticleXildhibaano Dowladda Norway Ku eedeeyay in ay dano Gaar ah Ka Leedahay Biyaha...
Mogadishu (sh.M.Network ) Kadib Kulan ay isugu Yimaadeen in kabadan 50 Xildhibaan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay Xildhibaanadu ay diiradda ku saareen Xaaladda Gobollada...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliland weynu isaga soo dhawaanay sidii Hore
Ankara (Sh.M.Network ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud ayaa sheegay in Isfaham ka dhow Sidii Mar ay ahayd haatan uu u dhexeeyo Dowladda Soomaliya iyo...
View ArticleWaxgaradka Ka soo kala Jeeda Koofurta iyo Waqooyiga Soomaaliya oo Siyaabo...
Muqdisho Vs Hargeysa (Sh.M.Network ) Dadka ka soo Kala Jeeda Koofurta iyo Waqooyiga Soomaaliya ayaa waxa ay aragtiyo kala duwan ka kala Bixiyeen Heshiiska ay gaareen Soomaaliya iyo Maamulka isku...
View ArticleMudane Xildhibaanadii Hore ka tirsanaa oo Horumar ku tilmaamay Safarrada...
Muqdisho (Sh.M.Network ) Mudane Ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa ayaa ayaa ku tilmaamay Socdaallada Ra’isal Wasaare Saacid mid dalka U soo Jiidi kara Horumar iyo Nabad Gelyo. Siyaasiga Xasan Keynaan...
View ArticleRa’isal Wasaare Saacid oo Goor dhow La filayo in uu soo Gaaro dalka
Muqdisho (Sh.M.Network ) Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Xalay Gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Waddanka Kenya ayaa Maanta Lagu wadaa in uu dib ugu soo Laabto...
View ArticleDeg Deg: Ra’isal Wasaare Saacid iyo Wafdigiisa oo Goor dhow soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Sh.M.Network ) Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu Hogagaaminayo ayaa Goordhow Ka soo Degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Air-Port ee Magaalada...
View Article