Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Agaasimihii Hore ee Nabad Sugida oo sheegay in ay Jiraan Dal daloolyo dhinaca...

Muqdisho (Sh.M.Network) Agaasimihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Dowladda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay Jiraan dal daloolyo dhinaca Ammaanka ah isagoo dhinaca kalana Ku...

View Article


Kulan Looga soo Horjeedo Shirka Kismaayo ee Maamul U sameynta Jubbooyinka oo...

Muqdisho (Sh.M.Network) Kulan Looga soo Horjeedo Shirka Ka socdo Kismaayo ayna ka qeyb galeen Siyaasiyiin waxgarad iyo Aqoonyahanno ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Kulankaan oo ka dhacay Mid...

View Article


Wiil Somali Canadian ah oo la sheegay inuu ka mid ahaa ragii fuliyay...

Warar laga helay ciidamada Booliska Soomaaliya  ayaa sheegaya in qaraxyadii iyo weeraradii shalay Muqdisho ka dhacay raggii fuliyey uu ka mid ahaa wiil arday Soomaali ah oo dhiganayay Jaamacad ku taala...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horreysay ku dhawaaqay Dagaal Weji...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay dagaal weji cusub leh oo ay dowladdu la galeyso Kooxda Al-Shabaab.  Madaxweynaha ayaa ka hadlay kulan xalay ka dhacay...

View Article

Dhageyso: Doorashooyinka dowladda hoose Puntland oo la shaaciyay xilliga ay...

Guddiga kmg doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo isniin ah si rasmiya u shaaciyay waqtiga ay dhacayatartanka doorashooyinka golayaasha dowladda hoose ee gobolada Puntland. Shir jiraa’id oo ay guddigu...

View Article


Howlgalo baaritaan ah oo ka socda Muqdisho

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa saakay howlgalo ballaaran waxa ee ka wadaan degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir. Ciidamo fara badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay...

View Article

President Hassan Declares new phase of Fighting against Alshabab

Mogadishu (sh.M.Network) the president of the federal republic of Somalia Mr. Hassan Sheikh has declared a joint fight to eliminate the Alshabab Militia after they launched several attacks in Mogadishu...

View Article

Hambalyo loo dirayo fannaanka xildhibaanka noqday

Fannaanka Soomaaliyeed ee Farxaan Muuse Cige (Farxaan Xidig) oo dhawaan loo magacaabay xildhibaan isagoo beddelay kursigii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamud Ismaaciil Barkhadleh oo...

View Article


Dhageyso: Puntland oo cambaaraysay weeraradii qaraxyada ee shalay ka dhacay...

Dowladda Puntland ayaa cambaareysay weeraradii ismiidaaminta iyo qaraxyada ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho , kaasi oo ay kudhinteen inka badan 20- qof sidoo kalena ay ku dhaawacmeen inka badan...

View Article


Ciidanka Puntland ee Aaga Galgala oo Soomaaliland ku eedeeyay inay garabsiiso...

Saraakiisha ciidanka Puntland ee ka dagaalama aaga buuralayda Galgala ayaa Soomaaliland ku eedeeyay in ay saanad ciidan siiso ciidamada Ururka Al-shabaab ee fariisimaha ciidan ku leh dhulka buuralayda...

View Article

Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub

Muqdisho, April 16, 2013—–Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub kaasoo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambaareeyay Qaraxyadii ka dhacay dalka Mareekanka

Muqdisho (Sh.M.Network ) War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu cambaareeyay Qaraxyadii xalay ka dhacay dalka Mareykanka. Hadalka...

View Article

War-saxaafadeed: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Tacsi u Diray...

war-saxaafadeeduu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:-“Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxeynaha...

View Article


Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub

Muqdisho, April 16, 2013—–Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub kaasoo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta...

View Article

Dowladda Talyaaniga oo Cambaareysay Qaraxyada Axadii ka dhacay Muqdisho

Rome  (Sh.M.Network ) Ra’isal Wasaaraha ahna Siihayayaha Xilka Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Talyaaniha  Mario Monti, ayaa Cambaareeyay Weeraradii Is Xig Xigay ee Axaddii Ka dhacay Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUXAADARO CUSUB NAXARIISTI RASUULKA S.C.W SH MAXAMUUD ABUU DALXA 2013

MUXAADARO CUSUB NAXARIISTI RASUULKA S.C.W SH MAXAMUUD ABUU DALXA 2013KU DARSO SI AAD U HESHO NEW UPLOAD FROM AL-BADAR CHANNEL...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUXAADARO CUSUB CADAABUL QABRIGA IYO NICMADIISA SH MAXAMED CABDI UMAL...

MUXAADARO CUSUB CADAABUL QABRIGA IYO NICMADIISA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013From:albadaris Views: 00 ratings Time: 01:34:22 More inEducationmuxaadaro: 

View Article


Somalia values strategic partnership with EU, Prime Minister says

16 April 2013 His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today welcomed Francesca Mosca, the EU’s Director of Cooperation for Sub-Saharan Africa, to Villa Somalia to discuss the security...

View Article

“nigu Wasiiru Dawlihii Nabadaynta Kayse Cabdi Yuusuf waxaan u arkaa nin...

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga  Kulmiye Jaamac Ismaaciil  Cige (Jaamac Shabeel) ayaa ka hadlay Muddo kordhin loo sameeyey  Golaha Wakiiladda  oo Wakhtigoodii dhamaaday oo ay shalay Golaha...

View Article

Suldaan Xiirey Oo Ugu Baaqay Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somalia In Ay...

  Waxa Uu Soo Dhaweeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Wada Hadaladii Labada Dal  Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa soo dhaweeyey wada hadaladii Somaliland iyo Somalia ku...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>