Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Daawo Meeyarka Borama Oo Ka Waramay Dhismaha Guriga Martida Iyo Shirkada...

View Article


Djabouti:::Banaanbax Rabshada Wata Oo Ay Dhigeen Haweenwaynaha Jabuuti Oo Ay...

View Article


Saraakiisha Dowladda Ee Bay oo sheegay in ay La wareegeen Deegaanno Cusub

Beydhabo (Sh.M.Network) Wararka Naga soo Gaarayo Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxa ay Kuwaramayaan in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Ethiopia ay La...

View Article

Ma rabin inaan argagixiye noqdo "Sheeko run ah oo uur ku taalo iyo anfariir...

Axmed wuu baqayaa. Wuxuu ka soo baxsaday al shabaabka aan la jecelayn. Kuma soo laaban karo gurigiisa Finland meel kale oo uu aadaahina kama dambeyso. Axmed horay ayuu u baxsaday isagoo ka soo baxsaday...

View Article

(Daawo wasirrada) Munaasibad sagootin ah oo loo sameeyey khaliif Xiinwaal

   HARGEYSA OFFICE

View Article


Warqad ku Socotey Obama oo laga Shakiyey

Sirdoonka dalka Mareykanka ayaa sheegey inay qabteen warqad ku socotey Madaxweyne Barack Obama oo ay ku jireen waxyaabo laga shakiyey.

View Article

(Daawo Wasirrada) Shir Maanta Ka Dhacay Jigjiga Kor u Qaadida Bilicda...

Shir Maanta Ka Dhacay Jigjiga Kor u Qaadida Bilicda Magaalada Jigjiga     HARGEYSA SOMALILAND

View Article

“Maxaynu Ka Soo Faa’iidnay Shirkii Turkiga” Qalinkii: Aadan Axmed Cilmi...

Dhammaan akhrstayaasha sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan waxaan filayaa ayaamahan dambe waxaa inagu cusub oo aad loo faalaynayay waxyaabaha ka socday ama shirkii TURKIGA waxaynu la socona in...

View Article


Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo la sheegay...

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale Duur iyo wefti Wasiiro iyo Xildhibaano isugu jira oo uu hogaaminayo ayaa maanta u baxay dhinaca magaaladda Caynaba, halkaas oo ay shalay ka...

View Article


Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo wax laga xumaado ku tilmaamay falkii shalay...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay deegaanka Caynaba ee dablayda hubaysan ku qaaday Jeelka Magaaladaasi....

View Article

Miino La Qaraxday Qofkii Aasayay

Muqdisho  (Sh.M.Network) Qaraxani oo ahaa Miinada Dhulka Lagu aaso ayaa Xalay Saqdii dhexe waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Dugsi Sare Kaasi oo uu ku dhintay qofkii Qaraxaasi aasayay kadib Markii Miinada ay...

View Article

Maamulka Sh/Hoose oo Qeylo dhaan kamuujiyay Fatahaad uu Sameeyay Wabiga Shabelle

Marka  (Sh.M.Network) Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose ee dowladda Soomaaliya C/qaadir Max’ed Nuur Siidii ayaa waxa uu qeylo dhaan Xoogan Ka Muujiyay Fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabelle. C/qaadir Sidii...

View Article

Ciidamo Ammaanka Hiiraan Suga oo La diyaariyay

Baladweyne  (Sh.M.Network)  Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Dhawaan Gobolkaasi ay Ka Howl Gali doonaan Ciidamo si gaar ah u Xaqiijiya Ammaanka Gobolkaasi. Guddoomiye Ku...

View Article


Siyaasi Dalbaday in Soomaalida arrimaheeda iyadu xalisato

Muqdisho  (Sh.M.Network) Siyaasiga Cilmi Faarax Wabi oo Xilal Kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii KMG ahaa ee isaga dambeeyay Talada dalka ayaa Kadalbaday Soomaalida in aayahooda is Madax banaan ay...

View Article

Ganacsato dowladda Ka dalbaday in Dhul uu Ka Boobay Gobornatooraha Gobolka...

Muqdisho  (Sh.M.Network) Ganacsatadani oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegay in ay yihiin Guddiyo Ganacsatadii Hore ee Bacadlaha Degmada X/Weyne Sameysteen oo Tan...

View Article


Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo Kulan ay yeesheen Maanta ku...

  Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda Muqdihso waxay ku meel mariyeen sharciga la dagaalanka argagaxisada, sidoo kalena waxay kaga hadleen kulankooda...

View Article

Olo Ola Iskaa Wax Uqabsa Ah Oo Ka Bilaawday Galkacyo

Dowladda Hoose ee galkacyo oo kaa shanaysa Qaybaha Bulshada ayaa biloowday olo ola nadaafadeed oo looga gol leeyahay in lagu hagaajiyo wadooyinka Waqooyiga Galkacyo oo roobabkii dhawaan ka da’ay...

View Article


Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan La qaatay Ra’isal Wasaaraha Ingiriiska

London (Sh.M.Network) Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa La Kulmay Ra’isal Wasaaraha Dalka Ingiriiska David Cameron kaasi oo ay Kawada hadleen arrimo badan oo ku aadan Shirka Bisha May La filayo...

View Article

Shil Diyaaradeed oo ka Dhacay Muqdisho

Laba diyaaradood oo mid ka mid ah laga leeyahay dalka Gambia tan kalena ay ahayd diyaaradaha taakuleeya ciidamada AMISOM ayaa shil ku galay garoonka Muqdisho. Labadan diyaaradood ayaa baalasha isku...

View Article

Ciidamo Labisan Dareeska Dowladda oo dad Rayid ah Ku dhacay Deegaanno ka...

Muqdisho  (Sh.M.Network) Ciidamo Ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhac u Geystay Gaari ay Saaraayeen dad Rayid ah oo Marayay inta u Dhexeysa  Degmada Afgooye iyo Deegaanka Lambar 50 Sida...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>