Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Kulan Caalami ah oo uu Ka qayb Galayo Madaxweynaha oo Maanta Lagu wado in uu...

Muqdisho (Sh.M.Network) Kulan Caalami ah oo uu Ka qeyb galayo Madaxweynaha Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Max’ud ayaa Saaka Lagu wadaa in uu Ka furmo Gegid Dayuuradaha Aadan Cadde International Air-Port...

View Article


Dowladda Ingiriiska oo dowladda Yugandha kala hadashay arrimaha Soomaaliya...

Dowladda Ingiriiska  ayaa ammaantay doorka dowladda Yugandha ay ka qaadaneyso dib u soo celinta ammaanka iyo kala dambeynta Soomaaliya, waxaana wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay dagaalo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay...

Saddex qof ayaa ku dhimatay dhowr qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen  dagaal  habeen hore  ka dhacay deegaan u dhaxeeya tuulada Awdiile iyo degmada Berdaale ee gobolka Baay, dagaalka oo u dhaxeeyay...

View Article

Xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo ugu baaqay dowladdiisa inay xiriir...

Xubin ka tirsan Aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in dawladda Maraykaanku ka faa’iidaysato fursadda ka Jirta Soomaaliya ayna degdeg wax ula qabato dowladda Soomaaliya,...

View Article

Sargaal ka tirsanaa ciidamada Booliska oo lagu dilay Muqdisho iyo Al-shabaab...

Waxaa kooxo hubeysan ay habeen hore  ku dileen degmada Heliwaa gaar ahaan Xaafada Suuqa Xoolaha Sargaal katirsanaa ciidamada Booliska Dowladda Somaliya xilli uu gurigiisa kusii wajahnaa, dilka Waxaa...

View Article


Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Yugandha, kalana...

Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasha ku jooga dalka Ugandha  ayaa shalay la kulmay madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Kaguta Museveni, wuxuuna sidoo kale la kulmay  xalay...

View Article

Faahfaahin dheeraad ah oo laga helayao wadahadalka dhexmaraya Madaxweynaha...

Dowladda Turkiga ayaa qaban qaabineysa wada hadalo maalmaha soosocda ku dhex mari doona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado inuu saacadaha soosocda ka ambabaxo magaalada muqdisho...

View Article

Shirka G8 oo looga hadlayo Soomaaliya

Wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka hore uga maray warshadaha ayaa maalintii labaad kulan uga socdaa magaalada London, oo arrimaha ay ka hadlayaan ay ku jirto xaaladda Soomaaliya.

View Article


Guddoomiye Ku Xugeenka arrimaha Bulshada Sh/Hoose oo ka bad baaday Iskuday dil

Afgooye (Sh.M.Network) Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa Ka bad baaday iskuday dil. Wararka Laga helayo Degmada Afgooye ee...

View Article


Ingiriiska oo Dowladda iyo Soomaaliland kala hadlaya Shirka May Ka furmaya...

Muqdisho (Sh.M.Network) Xilli La Filayay in Bisha Soo socoto ee May Magaalada London ee Caasimadda Waddanka Ingiriiska uu ka dhaco Shir ay isugu imaanayaan Madaxda Soomaaliya iyo Maamulka La Magac...

View Article

G8 oo ku baaqday taageerada Soomaaliya

Wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka hore uga maray warshadaha ayaa soo dhaweeyay horumarka weyn ee laga gaaray Soomaaliya 18 bilood ee u dambeeyay xagga ammaanka siyaasadda iyo xaaladda bini'aadanimo.

View Article

Waddamadda G8-Ka Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Shir Ay Ku Yeesheen Magaalada...

Shir labadii cisho ee ugfu dambeeyey Waddanka Ingiriiska Caasimaddiisa London uga socday Waddamada la isku yidhaahdo G8-ka ee ugu horeeya dhinaca Wershadaha, ayaa shalay lagu soo geba gabeeyey London,...

View Article

Xafladdii ka dhacday Kasarani

Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa maanta loogu dhaariyay xafiiska madaxtinimada xaflad weyn oo ka dhacday garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHABAABKA IYO SH UMAL SUAAL IYO JAWAAB 11 04 2013

SHABAABKA IYO SH UMAL SUAAL IYO JAWAAB 11 04 2013SOMALI CHANNEL. From:Somali Channel Views: 1360 ratings Time: 22:13 More inMusicmuxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NEW SHIKH SAED RAGEH & DR CALI 2013MAXAMED SALAH MUXAADARO DHALINYARADA

NEW SHIKH SAED RAGEH & DR CALI 2013MAXAMED SALAH MUXAADARO DHALINYARADAFrom:albadaris Views: 10 ratings Time: 57:15 More inEducationmuxaadaro: 

View Article


Dalalka G8 oo Sheegay Inay Garab Istaagayaan Somalia

Wasiirada Arimaha Dibadda ee dalalka G8 ayaa ku baaqay in la taageero dowladda Somalia isla markaana soo dhaweeyay horumarka dhinaca amaanka laga gaaray

View Article

Munaasabadda 12 April ee Maalinta Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Ka dhaceysa...

Muqdisho  (Sh.M.Network) Iyadoo ay maanta Ku Beegantahay 12 April Maalinta Ciidanka Xooga Soomaaliyeed ayaa Dabaal degyo ku aadan maalintaaasi waxa ay ka dhacayaan Magaalada Muqdisho. Inta badan...

View Article


Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Nato aysan Xal u Noqon Karin Ka hortagga...

Muqdisho(Sh.M.Network) Wasiirka Kheyraadka dalka C/Risaaq Cumar Max’ed oo Lahadlayay Idacaadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Naato aanu Xal u Noqon Karin Ka hortagga Kooxaha...

View Article

Dowladda Burundi oo Xaqiijinta Ammaanka Ka taageereysa dowladda Soomaaliya

Bujumbuura (Sh.M.Network) Madaxweyne Ku Xigeenka dowladda Burundi Gervais Rufyikiri ayaa kadib kulan ay qaateen isaga iyo Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid waxa uu sheegay in...

View Article

Ra’iisal Wasaaraha oo kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad...

Bujumbura, April 11.2013——Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Burundi Terence Sinunguruza, waxayna labada mas’uul ka wada...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>