بسم الله الرحمن الرحمن
كل نفس دائقة الموت
(إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون
waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan ilma maxamed xaaji jaamac axmed shire , axmed dhabeeye, maxmuud cade, saynab, cabdi, khadar, kaaba, iyo dhamaan reer maxamed xaaji jaamac axmed shire geerida ku timid hooyadood marxuumad KAAHA CIGEH SIYARAG oo maanta ku geeriyootay magaalada hargeysa laguna aasay magaalada hargeysa waxaan leeyey ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo marxuumada iyana ilaahay janatul fardowsa hageeyo godkana hawnuuriyo hawna waasiciyo aamiin aamiin.
aadan axmed nuur
Dublin Irelan
↧
Tacsi Tiiraanyo leh
↧