Shirkii London oo soo Gababoobay
Madax kala duwan oo caalamka ah ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaan u tahay in arrinta Somalia xal loo helo, xiliga Kumeel-gaarkana looga baxo. Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa isna...
View ArticleSAWIRKA MAANTA. Shaaha Lafa-ruug iyo Ibrahim Armani
Sawirka maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews ay idiin soo gudbinaysaa waa sawir ku saabsan wariye Ibrahim Armani Iyo t uulaha Lago-ruug, Sidaad sawirka ku aragtaan Ibrahim Armani oo sugi...
View ArticleJaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada Ottawa Oo Banaanbax Balaadhan Ka...
Waxaa shalay saacadu markay ahayd 1:00 duhurnimo banaanbax isuguyimiday dadwayne aad utira badan dad waynahaas oo ahaa jaliyada reersoomaaliland ee kunool caasimada canada iyo...
View ArticleLondon:Madaxda Soomaalida oo Xaflad ka Qeybgalay
Waxaa xalay magaaladda Lonn lagu qabtay xaflad lagusoo dhoweynayay madaxda soomaalida ee ka qaybgashay shirkii caalamiga ahaa ee khamiistii lagusoo gaba gabeeyay magaaladda London iyadoo ay halkaasi...
View ArticleWarar xog-ogaal ah: Doonyo ay saaran yihiin dagaalyahaniin Shisheeye oo...
Furadada magaalada Kismaayo ayaa waxaa la soo sheegayaa inay ka baxeen ilaa 8 doonyood oo ay saaran yihiin dagaalyahaniin shisheeye oo boqolaal gaaraya, dagaalyahaniintaas oo ka barbar-dagaali jiray...
View ArticleTacsi Tiiraanyo leh
بسم الله الرحمن الرحمن كل نفس دائقة الموت (إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan ilma maxamed xaaji jaamac axmed shire , axmed dhabeeye,...
View ArticleAhlu Sunna Waljamaaca; "Waxaan wadnaa qorshe aan Itoobiyaanka kaalmo uga...
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud ayaa shaaciyay qorshe dagaal oo ay doonayaan in ay al Shabaab uga saaraan gobolada Dhexe ee Soomaaliya. Qorshahan dagaal fulintiisa ayeey...
View ArticleHogaamiyaha Puntland, Faroole oo xalay hadalo aad loola yaabay ka yiri...
Madaxweynaha maamulka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Puntland oo xalay hadal ka jeediyay xaflad aad u ballaarneyd oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ingiriisku u qabanqaabisay madaxdii Soomaalida ee ka...
View ArticleMandela oo isbitaal la dhigay
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela, ayaa la dhigay isbitaal. Hadal dowladdu ay oo saartay ayaa lagu sheegay in Mr Mandela oo 93 jir ah uu ka xanuunsan yahay caloosha.
View ArticleTaariikhda Maxamed Wardi
Heesaaga caanka ah ee waddanka Sudan, Maxamed Cismaan Wari ayaa ku geeriyooday magaalada Khartuum isaga oo 80 jir ah.
View ArticleWafdigii uu hogaaminayo Madaxweyne Faroole oo galabta ka dhoofey London
London(Pi) Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan Faroole iyo Waftidigii uu horkacayey ee ka qayb galay shirkii London ayaa iminka kusii wajahan Wadankii ka dib markay galabta ka dhoofeen...
View ArticleEU oo Kordhisay Howlgalka Somalia
Midowga Yurub ayaa kordhiyay wakhtiga howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya, waxaana laga dhigay ilaa Dec 2014. Wasiirrada Arrimaha dibedda ee Midowga Yurub ayaa Brussells ka...

View ArticleAfrican Media for Africa´s Economic,Politics, Diplomacy & Life independence
An exclusive interview with Dr. Moha Farah Jire conducted in Herald News Paper and quoted by Walta Info Of Ethiopia By Niguse Sibuh The futrure of Africans depends on how they are consolidated and...

View ArticleR/wasaare xigeenka Dowladda oo Soomaalida Aarhus Denmark kala qeybgalay...
Xaflad lagu maamuusayey soo dhaweynta R/wasaare xigeen ahna wasiirka ganacisga iyo warshadaha isla markaana lagu taageerayey guulaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Aarhus ee...
View ArticleYaa Dilay Wariye Maxamed C/raxmaan Maxaase Usoboba Dilkiisa?
Aragtida dadweynaha -Hadal aan sax loo odhan waa lagu saxdaa ee Wariye Maxamed dilkiisu waxa uu ku salaysanyahay Qabyaalad iyo cadaawad Gadabuursiga dhexdiisa ka jirta ninkii taa danfiraana waa isaga...
View ArticleAragtida dadweynaha ee ku wajahan ciqaabtii Jidh-dilka ahayd ee loo gaystey...
Aragtida dadweynaha ee ku wajahan ciqaabtii Jidh-dilka ahayd ee loo gaystey wariye reer Borama ah: Yaa Dilay Wariye Maxamed C/raxmaan Maxaase Usoboba Dilkiisa? Hadal aan sax loo odhan waa lagu saxdaa...
View Article