Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

SAWIRKA MAANTA. Shaaha Lafa-ruug iyo Ibrahim Armani

$
0
0

Sawirka maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews ay idiin soo gudbinaysaa waa sawir ku saabsan wariye Ibrahim Armani Iyo t uulaha Lago-ruug, Sidaad sawirka ku aragtaan Ibrahim Armani oo sugi kari waayey shaaha macaan ee hudheelka Baroo-san ee ku yaala Lafo-ruug, dabadeedna intuu kacay ku yidhi inankii shaaha soo waday ” Aar yaahe shaahaygii mee, noo dhiib shaaha si degdeg ah , hadii kale gudahaan soo geli doonaa …” ,DAAWASHO WACAN.


SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>