Colka Waraf ma lagu dayey?
Colka Waraf ma lagu dayey? Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Feb 28 2012 Soomaalidaa waxay tiraa: “Mar i dage Allaha dago, mar labaad idagase Anaa is dagay” Xadiiskuna waa kii lahaa: “Mu’minka god...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland oo soo dhoweeyay wada hadalo ay la galaan Dowladda...
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan wada hadalo ay la galaan dowladda Soomaaliya, kadib markii dhowaan uu ka qeyb galay shirkii...
View ArticleSheekh Bashiir Axmed Salaad: Culidamada Soomaaliyeed Waajib ayaa ka Saaran...
Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in culimada Soomaaliyeed uu waajib ka saaranyahay xal u helida wadanka Soomaaliya. Wuxuu...
View ArticleWAR DEG DEG: Diyaaradaha Amisom oo markii ugu horeysay duqeymo ku garaacay...
Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom oo dagaalo culus kula jira Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, ayaa waxay duqeymo xoogan oo dhinaca cirka ah ay markii ugu horeysay ay ku qaadeen fariisimaha ay Xarakada...
View ArticleSiilaanyo”Aad ayaan usoo dhoweynayaa wadahadal aanu la galno DKMG iyo...
Hargeysa-hobyonet)Iyadoo dhowaan magaalada London lagu qabtey shirkii wada hadalada ee Soomaalida, halkaasi oo uu ka soo baxay war-murtiyeed 26 qodob ka koobnaa, oo ay ku jirtey in wadahadalo ay galaan...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo shaaca ka qaaday haddii Magaaladda Kismaayo laga...
Xarakada Al Shabaab oo rumeysan in goor dhaw lagala wareegi doono gacan ku heynta Magaaladda Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose, marka loo-eeggo culeyska xoogan ee ku soo wajahan, ayaa waxay shaaca ka...
View ArticleUrurada rayidka oo si weyn u caaaambaareeyey dilkii allaha u naxariistee...
Muqdisho-hobyonet)Bulshada rayidka ayaa si weyn u cambaareeyey dilkii shalay gelinkii danbe Magalaada MUqdisho loogu geystey allaha u naxariistee Abuukar Xasan Kadaf kaasi oo kooxo baastoolado ku...
View ArticleJaaliyadda Norway oo si heer sare ah u soo dhoweysey Ra’iisul Wasaaraha...
Oslo-hobyonet)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa Oslo oo uu halkaas ku joogey booqasho rasmi ah ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway u qabteen xaflad si heer sare ah loo soo...
View ArticleDal Yar Oo Somalia Half Million Ugu Deeqay
Geneva – GMN - Wasiirka arimaha dibadda dowladda dalka Kazakhstan Yerzhan Kazykhanov oo ka qeybqaadanayay kulan ka dhacay magaalada Geneva ee caasimada dalka Switzerland ayaa waxa uu sheegay in Somalia...
View ArticleShabaab Oo Sheegtay Dilkii Agaasime Kadaf
Muqdisho – GMN - Mid ka mid a Websetyada ay Adeegsadaan Kooxda Alqaacidada Soomaaliya ee Alshabaab ayaa qoray war ah in ay Al-shabaab ka dambeeyaan Dilka Alaha u naxariistee Agaasimihii Idaacada...
View ArticleXildhibaan Barre Shire Hiiraale oo ciidamada Xabashidu sii daayeen
Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo in muddo ah u xirnaa ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la sheegay in la sii daayay. Xildhibaanka oo muddo...
View ArticleWashington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa
Xarunta Caalamiga ah ee Aqoonyahanka ee Woodrow Wilson ee fadhigeeduyahay magaaladan Washinton ayaa shalay soo bandhigtay warbixin ay kaga hadleysay daraasad ay ku soo sameysay colaadda Geeska Africa,...
View ArticleWashington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa
Xarunta Caalamiga ah ee Aqoonyahanka ee Woodrow Wilson ee fadhigeeduyahay magaaladan Washinton ayaa shalay soo bandhigtay warbixin ay kaga hadleysay daraasad ay ku soo sameysay colaadda Geeska Africa,...
View ArticleWashington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa
Xarunta Caalamiga ah ee Aqoonyahanka ee Woodrow Wilson ee fadhigeeduyahay magaaladan Washinton ayaa shalay soo bandhigtay warbixin ay kaga hadleysay daraasad ay ku soo sameysay colaadda Geeska Africa,...
View ArticleSAWIRKA MAANTA. Laba Waxarood oo Dab Ku Dul Wareegaya ..
Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Waa Laba waxarood oo ar yar kuwaasoo ku dul wareegaya dheri dab saaran, Hadaba Xerta SAWIR HADHSATO su’ashu waxay tahay...
View ArticleOWN: Halkan Ka Dhegaysta Waraysi Aanu La Yeelannay Guddoomiyaha Jaamacadda...
Hargeysa (OWN)- Waxaanu idiin soo gudbinaynaa waraysi ku saabsan kaalintii Somaliland ee shirkii London oo aanu la yeelannay guddoomiyaaha Jaamacadda “Somaliland University of Techlogy” Dr. Siciid...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Dhigiisa Sweden
Raiisul wasaare Cabdiweli oo la kulmay dhigiisa Sweden Fredrik Reinfeldt. Sweden:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Stockholm ee dalka Sweden...
View ArticleR/W Cabdiweli oo casho sharaf loogu sameeyey Stockholm
Ra'iisul wasaare Cabdweli Gaas oo Casho sharaf loogu sameeyay Stockholm Stockholm:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda...
View ArticleDaawo sawirkii ugu dambeeyay ee Farshaxaniste Amin Amir!
Cartoon - Siyaasadda Maanta ee Soomaaliya, by Farshaxaniste Amin Amir Fiiro gaar ah: Xuquuqda sawirradan waxay u dhowran tahay Farshaxaniste Amin-arts ( Amin Amir)
View ArticleLondon Conference stripped Somalia of its indivisibility, sovereignty and polity
February 28, 2012 The communiqué of February 23 Conference on Somalia, dominated by the International Contact Group (ICG) and the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia fell far short of all...
View Article